Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Masuuliyiin American Ah Oo Dowladooda Ugu Baaqay Inay Xafiis Diblumaasiyadeed Ka Furato Hargaysa.
  • Allposts
  • Warar

Masuuliyiin American Ah Oo Dowladooda Ugu Baaqay Inay Xafiis Diblumaasiyadeed Ka Furato Hargaysa.

January 19, 2025

Sida ay soo tebinayso qaybo ka mida warbaahinta caalamka, guddi-hoosaadka aqalka wakiillada Maraykanka u qaabilsan ka hor-tagga xisbiga shuuciga ah ee Shiinaha ayaa ku baaqay in wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanku ay xafiis ka furato deggaannada uu ka arrimiyo maamulka ashahaado-la-dirirka ah ee la baxay Somaliland, si looga hor-tago ayay yidhaahdeen saamaynta uu Shiiinuhu ku leeyahay gobolka.

“Tallaabadan noocan oo kale ah waxay muhiim u tahay horumarinta danaha istaraatiijiyadeed ee Mareykanka ee Geeska Afrika iyo ka hor-tagga saameynta sii kordheysa ee Shiinaha,” ayaa lagu yiri warqad uu golaha la wadaagay Guddoomiyaha Guddida, John Moolenaar, taas oo 15-kii bishan loo akhriyay Xoghayaha Arrimaha Dibadda, Antony Blinken.

Guddidan oo saamayn ku leh aqalka Kongareeska ayaa sheegtay in haddii Maraykanku uu Somaliland si dhakhso ah ula shaqayn waayo, ay suuragal tahay inuu Shiinuhu danaha Somaliland fuliyo, taasina ay keeni karto inuu isagu awood ku yeesho gobolka.

Cameron Hudson oo ah falanqeeye ka tirsan xarunta istaraatiijiyadda iyo daraasaadka caalamiga ah ayaa sheegay in guddida arrimaha dibaddu ay in tabadan waraaqo u diraan wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka, balse warqaddani ay tahay mid leh muhimadda gaar ah, maadaama ayuu yiri ay dhaqaajisay doodaha mustaqbalka maamulka Somaliland.

“Kiiska Somaliland ee Mareykanka waa mid aad u xoogan,” ayuu yiri Joshua Meservey oo ka mid ah naqshadeeyayaasha muhiimka ah ee fikirka Afrika ee xisbiga Jamhuuriga ee dalka Maraykankan.

Baaqan ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan xubno sare oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, oo uu ka mid yahay Scott Perry oo xubin ka ah Kongareeska, ay soo bandhigeen xeer soo jeedinaya in Mareykanku uu si rasmiya u aqoonsado maamulka riddada ah ee la baxay Somaliland.

Qorshahan ayaa u muuqda mid dhaq-dhaqaajintiisu ay aad isu soo tarayso waayadan dambe, khaasatan dalalka reer-galbeedka. Waxaana safka hore kaga jira Maraykanka oo raba in saldhig millateri oo danihiisa uu ka fushado isla markaana kaga duullo dadka muslimiinta ah uu ka samaysto magaallo-marsada Istaraatiijiga ah ee Berbera.

Sidoo kale warbaahinta ugu afka dheer Yahuudda ayaa dhawaan qoraysay warbixinno ay diiradda ku saartay muhiimadda uu maamulka gumeystaha Sahaayuuniyada uu u leeyahay dhulka istaraatiijiga ah ee Somaliland oo dhaca geeska qaaradda Afrika.

Deegaanada uu ka armiyo maamulka Riddada ee Somaliland ayay ku tilmaameen inay tahay buqcad uu maamulka Yahuuddu ka sugi karo ammaanka Talaabiib iyo goobaha kale ee uu xoogga ku heysto ee ka mid ah dhulka Filistiin. Taas oo ay sheegeen in ay ku suurtoobi karto oo kaliya dal madax bannaan oo loo aqoonsado maamulkaan ka dhisan gobollada waqooyi ee la baxay Somaliland.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-07-1446-Hijri.
Next: Maleeshiyo Lagu Qarxiyay Gedo Iyo Saldhig Kuyaal Jannaale Oo Weerar Lagu Miray.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada