Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Midowga Yurub Oo Jaray Kala Bar Qarashkii Uu Siin jiray Ciidamada Kenya Ee Ku Soo Duulay Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Midowga Yurub Oo Jaray Kala Bar Qarashkii Uu Siin jiray Ciidamada Kenya Ee Ku Soo Duulay Soomaaliya.

July 31, 2019

Ururka gaaleedka Midowga Yurub ayaa maanta si rasmi ah u gu dhawaaqay in uu jaray kala bar lacagihii uu siinayay ciidamada dowladda Kenya ee duullaanka gardarrada ah ku jooga dalka Soomaaliya.

War qoraal ah oo kasoo baxay Ururka Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in uu dhaqangal noqday go’aan uu horay ugaaray oo ahaa in laca dhan 4.3 Bilyan oo shilinka Kenya ah looga jarayo askarta dowladda Kenya ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

Waxaa la sheegay in qaraarkan uu dhaqan gal noqday laga bilaabo dabayaaqadii bishii lasoo dhaafay ee June laguna wargeliyay madaxda dowladda Kenya iyo taliska ciidamada AMISOM ee maamula ciidamada shisheeye ee dalka duullaanka ku jooga.

Ururka Midowga Yurub ayaa sanad walba qasnadda kufaarta Afrikaanta ku shubi jiray lacag dhan 8.5 Bilyan oo lacagta shilinka Kenya ah balse hadda ay kala bar jareen lacagihii ay ku maalgelin jireen ciidamada dowladda daalimadda Kenya ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

28-ka dowladood ee uu ka koobanyahay Midowga Yurub ayaa isku raacay in qeyb ahaan ay dhimaan qarashka ay siiyaan melleteriga Kenya waxaana horay udhaqan galay dhismis gaaraysa 20% oo ay ku sameeyeen lacagaha ay siiyaan dhammaan ciidamada shisheeye ee ku midaysan dalladda AMISOM balse go’aankan cusub ayaa kali u ah ciidamada dowladda Kenya ee weerarada ba’an kala kulmaya Xoogaga Shabaabul Mujaahidiin.

Bishii Apriil ee lasoo dhaafay ayay xukuumadda Nairobi sheegtay in inta badan ciidamadeed ay kala baxayso dalka Soomaaliya marka lagaaro sanadda 2020 iyadoo ka digtay in ladhimo dhaqaalaha ku baxo ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya.

ciidamo gaaraya 4000 (Afar kun) oo askari Kenyaan ah oo duullaan ku jooga dalka Soomaaliya gaar ahaan gobollada Gedo iyo Jubbada Hoose ayaa Q.Midoobay iyo waxa loogu yeero beesha caalamka lacago mushaar ah uga qaata kamid ahaashiyaha dallada AMISOM oo ah saliibiyiinta ay gaalada caalamka uxilsaarteen duullaanka ashahaadda ladirirka soomaaliya.

Askari walba oo katirsan melleteriga Kenya ayaa bishii mushaar uqaadan jiray lacag gaaraysa 1,028 dollar (kun labaatan iyo Sideed doollar) iyadoona xukuumadda Kenya ay ka jaran jirtay lacag dhan $200 (Laba boqol) oo dollar balse go’aanka cusub ee kasoo baxay Midowga Yurub ayaa baabi’inaya kala bar lacagihii ay qaabka calooshood ushaqeystanimo uqaadan jireen ciidamadan dhiig baxa ku wajahaya Soomaaliya

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Madaafiic Oo Lala Beegsaday Askarta Kenya.
Next: Cabdi Raxmaan Yariisoow Oo Udhintay Dhaawacii Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.

Related Stories

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026
Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
  • Allposts
  • Warar

Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada