Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mucaaradka Ugu Xooggan Oo Xassan Gurguurte Uga Digay In Uu Samaysto Muddo Kororsi.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Ugu Xooggan Oo Xassan Gurguurte Uga Digay In Uu Samaysto Muddo Kororsi.

November 12, 2025

Golaha ay ku midaysanyihiin xubnaha ugu saamaynta badan mucaaradka oo ay ku jiraan madaxda maamul goboleedyada ashahaada la dirirka Jubbaland iyo Puntland, ayaa soo saaray bayaan ka dhan ah kooxda Gurguurte, kaddib kulamo ay ku yeesheen magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya.

Warsaxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen xubnahan oo ka kooban kuwa madasha Samatabixinta isku magacaabay iyo madaxda maamullada Riddada ah ee ay hogaamiyaan Siciid Deni iyo Axmed Madoobe, ayaa lagu sheegay in dhinacyadu muddo saddex maalmood ah ay kulamo uga socdeen magaalada Nairobi, diaaradda na saareen arrimaha amniga iyo siyaasadda, si gaar ahna doorashooyin gaaleedka Riddada.

Waxay sheegeen inay si adag uga soo horjeedaan qorsheyaal ay tilmaameen inay ku howlan tahay kooxda Riddada ee uu hoggaamiyo Gurguurte oo ay ka mid yihiin tallaabooyin horseedaya in hay’adaha Riddadu samaystaan muddo kororsi iyo qabashada doorasho aan heshiis lagu ahayn, sida ay hadalka u dhigeen.

Waxay sidoo kale kasoo horjeesteen wax ka beddel kasta oo kooxda Riddada ee fadhigeedu yahay Muqdisho ku sameysay amba ku sameyn doonto ayay dhaheen dastuur gaaleedka u degsan kooxdaasi.

Golahan isku magacaabay mustaqbalka Soomaaliyeed, ayaa shaaciyay inay isugu iman doonaan shirweyne ka dhici doona Somalia, waxay si cad uga soo horjeesteen nidaamka E-visa ee kooxda Gurguurte soo kordhisay dhowaan ee buuqa badan dhaliyay, waxay ku tilmaameen mid madaxda Riddadu dano dhaqaale ka leeyihiin.

Go’aammadaan kasoo baxay xubnaha ugu saamaynta badan mucaaradka uu wajahayo Xasan Gurguurte, ayaa kusoo beegmaya xilli kooxda Riddada ah ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho wajahayso cadaadisyo caalami ah iyo kuwa maxalli ah oo ku aaddan doorashooyinka.

Maraykanka ayaa dhowaan digniin culus u diray Xassan Gurguurte, wuxuuna u sheegay in wixii ka dambeeya bisha December ee dhammaadka sannadkan uu siyaasad ahaan isku dhiibo, haddii uusan sidaas sameyna uu wajahi doono hubanti la’aan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-05-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -21-05-1447 Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada