Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mucjiso: Gaalkii Gaalkacyo Lagu Dilay Ee Nabiga Caayay Oo Qabrigiisu Qodmi Waayay.
  • Allposts
  • Warar

Mucjiso: Gaalkii Gaalkacyo Lagu Dilay Ee Nabiga Caayay Oo Qabrigiisu Qodmi Waayay.

November 29, 2018

Arrin Mucjiso ah ayaa lagasoo calaamadeeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug bartamaha Soomaaliya.

Wararka aan ka helayno Gaalkacyo ayaa xaqiijinaya in dhib badan lagala kulmay aaska Cabdi Wali Cilmi Yare oo ahaa Ninkii sheegtay Nabinimada islamarkaana aflagaadeeyay Nabigeenna Maqaamka sare leh ee Muxamed SCW.

Dadka Muslimiinta ee ku dhaqan Gaalkacyo ayaa xaqiijiyay in dhowr god loo qoday Meydka Ninka gaalka ah balse la awoodi waayay in god walba oo laqodo ladheereeyo oo lagaarsiiyay heerka qof lagu aaso, marwalba oo laysku dayo in godka laqodo wuxuu isku bedelayaa god aad ugaaban oo waa duugmayaa.

Ehelladiisa iyo dadkii isku dayay in ay aasaan ayaa ku dhibtooday waxaana adkaatay in la helo meel munaasab ah oo lagu aaso illaa markii dambe lagu tuuray god qashinka lagu qubo oo horay uqdonaa, dadkii qodayay godkii lagu aasi lahaa Cabdi Wali Cilmi Yare ayaa aad ula tacajubay mucjisada meesha ka dhacday illaa markii dambe ay goobta isaga cararaan.

Wararka ayaa intaas ku daraya in dadka deegaanka ay isku maandhaafeen halka lagu aasayo, dadka qaar ayaa soo jeediyay in lagu aaso qabuuraha muslimiinta halka dadka qaar ay diideen.Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa arrintan si aad ah looga hadal hayaa, dadka ayaa indhahooda ku arkay mucjisadan ku habsatay Meydka Gaalkii Nabinimada sheegtay oo qaab loo aaso lawaayay waana arrin kale oo muslimiinta tusinaysa xummaanta Ninkan iyo kuwii raacsanaa.

Weerar si aad ah loosoo qorsheeyay oo Isniintii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa lagu halaagay Cabdi Wali Cilmi Yare oo Nabinimo sheegtay islamarkaana Aflagaadeeyay Nabiga SCW iyo tobanaan qof oo isaga raacsanaa.

Dhowr qoys oo ka ag dhawaa gurigii weerarku ka dhacay ayaa iyana goor hore isaga guuray si ay uga dheeraadaan xumaanta meesha kajirta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Wargelin Muhiim Ah:Ka Qeyb Qaado Bogaadinta Howlgalkii Lagu Dilay Gaalkii Weynaa Cabdi Wali Cali.
Next: Dagaal Ka Dhacay Duleedka Degmada Qoryooley.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada