Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Weerar La Beegsaday Askarta Faransiiska.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Weerar La Beegsaday Askarta Faransiiska.

July 2, 2018

Weerar xoogan oo jidgal ahaa islamarkaana aad loo qorsheeyay ayaa lala eegtay kolonyo gawaari ah oo ka koobnaa ciidamo katirsan dowladda Maali, iyo kuwa Faransiiska ee xooga ku jooga dalkaas.

Wararka la helayo waxay sheegayaan in ugu horeyn kolonyada lagu dhuftay gaari miineysan oo yaalay hareeraha wadada, waxaana markaas kadib ku hoobtay rasaas xoogan oo ay soo ridayeen rag kamiin ka galay hareeraha wadada.

Weerarkan ayaa ka dhacay duleedka magaalada Boriim ee wuqooyiga wadanka Maali, waxaana khasaare culus lagu gaarsiiyay ciidamada xukuumadda Maali iyo kuwa Faransiiska.

Afhayeenka ciidamada Faransiiska ninka lagu magacaabo Batrick ayaa shaaca ka qaaday in 4 askari oo katirsan ciidamadooda ay ku dhaawacmeen weerar ka dhacay wadanka Maali, kaas oo uu sheegay in lala eegtay ciidamo katirsan howlgalka Burkhaan.

Wasiiradda gaashandhiga Faransiiska haweeneyda lagu magacaabo Florance Parly ayaa barteeda twitterka waxay iyaduna ku xaqiijisay khasaaraha gaaray askarteeda, iyadoona cambaareysay ragga weerarka fuliyay.

“Argagaxisadu waxay markale weerar ka geysteen Maali. Waxaa jira ciidamo Faransiis ah oo dhaawacmey, waxaan caafimaad iyo bogsiimo u rajeynayaa ciidamadeena” ayay tiri wasiiradda gaashandhiga dowladda Faransiiska.

Wasaaradaha Amniga iyo Gaashandhiga ee xukuumadda Maali ayaa iyagana war ay soo saareen waxay ku sheegeen in ugu yaraan 4 ruux ay ku dhinteen, halka inkabadan 30 kalana ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday gaari miineysan oo lala eegtay ciidamo wadajir ah oo katirsan Maali iyo Faransiiska.

Majirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkan, waxaana uu imaanayaa labo maalin kadib, markii Jamaacada Nusartul Islaam Wal Muslimiin ay sheegatay mas’uuliyadda howlgal istish-haadi iyo Inqimaasi ah oo lagu qaaday saldhig ay si wadajir ah ugu suganyihiin ciidamada dowladah G5 ee ka garab dagaallama Faransiiska xooga ku jooga Maali.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo La Wareegay Xadka U Dhaxeeya Afghanistan Iyo Tajikistan .
Next: Askarta Maamulka Farmaajo Oo Markale Qof Shacab Ah Ku Dilay Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada