Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo Dilay Sarkaal American.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo Dilay Sarkaal American.

July 14, 2018

Labo Weerar oo isugu jirta Kamiin iyo dagaal toos ah ayaa lala beegsaday ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka ee duulaanka ku jooga dalka Afghanistan iyo maleeshiyaatka Murtadiinta ee indhaha u ah saliibiyiinta ku duushay dalkaasi.

Weerarka Kowaad oo ah mid dhabba gal ah waxaa uu ka dhacay deegaan ka tirsan Wilaayada Paktia oo ka dhacda Konfur Bari Afghanistan waxaana lala beegsaday kolanyo isugu jirta American iyo kuwa Ridada Kaabul oo ku socdaalayay qeybo ka mid ah gobalkaasi.

Inta la xaqiijiyay Kamiinkaasi waxaa lagu dilay Sagaal askari oo ah maleeshiyaatka maamulka Muratd Ashraf gani waxaana lagu dhaawacay Labo askari oo American ah oo mid sarkaal sare uu yahay kuwaasi oo la sheegay iney dhaawacyadooda culusyihiin,sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan waxey weerarkaasi dhabba galka ah ku gubeen mid ka mid ah gaadiidka Gaashaaman ee kolanyada la beegsaday ay wateen.

Weerarka Labaad oo ahaa dagaal toos ah waxey ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ku qaadeen saldhig maleeshiyaatka maamulka Kaabul ay ka sameysteen Wilaayada Gazni ee Bariga dalka Afghanistan.

Dagaalkan waxey ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ku dileen kuna dhaawaceen 20 askari oo ah kuwa Ridada Afghanistan,waxeyna ciidamada Mujaahidiinta dagaalkan ku gubeen Labo gaari oo ah noocyada gaashaaman.

Kamiinka iyo dagaalka Tooska ah ee ka kala dhacay Bariga iyo Konfurta dalka Afghanistan ayaa qeyb ka ah howlgal dagaaleedka Al-khandaq kaasi oo ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay si toos ah kaga wadaan 34 gobal ee uu ka koobanyahay dalkaasi.

Dhanka kale Wazaarada Difaaca dowlada Saliibiyadda Mareykanka ayaa xaqiijisay in sarkaalka Americanka ah uu u dhintay dhaawicii cuslaay ee kasoo gaaray weerarka ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay ka fuliyeen gobalka Baktiya.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirka Sarkaalka American-ka Ee Ay Dileen Ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Laba Nin Gacan Ku Dhiiglayaal Ah Oo Lagu Qisaasay Magaalada Jilib Ee Jubbada Dhexe.
Next: Korneel Ciidan Oo Lagu Dilay Duleedka Afgooye.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada