Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026

Bayaanka wuxuu ku soo baxay luqada Carabiga Idaacada Andalus ayaana u tarjumtay Afsoomaali.

QUDUS LAMA YAHUUDEYNAYO’

01 Muxarram 1448 H (16 June 2026) – Bartamihii sanadkii 1447, Maamulka Yahuudda ee xoogga ku haysta Falastiin ayaa ku dhawaaqay inuu dawlad madax-banaan u aqoonsaday ‘maamulka ashahaada la dirirka ah ee isku magacaabay ‘Somaliland’ ee ka arrimiya qeybo ka mid ah deegaanada waqooyiga Soomaaliya. Maamulka Hargeysa ayaa dhankiisa sheegay inuu aqoonsigaas ku bedeshay inuu saldhigyo military siiyo Yahuudda, kuna biiro diinta Ibraahiimiyada oo kulmisa saliibiyiinta, Yuhuuda iyo murtadiinta.

Markii ay soo ifbaxday arintan, xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay cadaysay halista ku gedaaman aqoonsi-ku-sheeggan iyo waxa lagu kala bedeshay. Waxaan qeexnay dhaawaca diineed iyo dullinimada halkaas ka dhalanaysa, waxaan ka dignay ceebta iyo colaadda ay arintan usoo jiidi doonto dadka Muslimiinta Soomaaliyeed haddii aanan gacanta la qaban daaghuudka fitneysan ee haadaanta ka sii ridaya bulshada kunool deegaanada Yuhuuda lagu soo dhaweeyay.

Maanta oo muddo lix bilood ah laga joogo ‘ictiraafkii’ dartii loo gaaloobay, waxaan aragnaa hoggaamiyaha maamulkaas ridada ah oo noqday mujrimkii ugu horeeyey ee ku abtirsada qowmiyad Muslim ah oo Qudus u aqoonsaday inay tahay caasimadda Yahuudda, xilli tallaabadaas ay ka xishoodeen qaar ka mid ah dowladaha saliibiyiinta ah.

Muslimiinta caalamka meelkasta oo ay joogaan, gaar ahaan walaalaheena reer Filistiin iyo eheladeena reer Gazza, waxaan leenahay: falkaas foosha xun, hab-dhaqanka liita, iyo diin xumada uu ku kacay maamulkaas ridada ah iyo hogaamiyayaasha gaala-raacyada ah ee booqanaya Qudusta sharafta leh, ma ahan kuwa lagu matalayo dadka Soomaaliyeed ee Muslimka ah ee gobta ah. Dadka Soomaaliyeed iyo Mujaahidiintooduba waxay garab taagan yihiin – weligoodna garab taagnaan doonaan Jihaadka aad kula jirtaan Sahaayinada xaaqidiinta ah. Hal-ku-dhegga ay walaalihiin Soomaaliyeed fagaarayaasha la taagan yihiin, dhiiggooda u daadinayaan, weligoodna aysan ka gorgortamin waa “Qudus lama Yahuudeynayo”. Waxaan nahay walaalihiin, dhiigiinu waa dhiigeena, cadawgiinuna waa cadawgeena. Allaah wuxuu yiri:

﴿وَٱلۡمُؤۡمِنُونَ وَٱلۡمُؤۡمِنَٰتُ بَعۡضُهُمۡ أَوۡلِيَآءُ بَعۡضٖۚ يَأۡمُرُونَ بِٱلۡمَعۡرُوفِ وَيَنۡهَوۡنَ عَنِ ٱلۡمُنكَرِ وَيُقِيمُونَ ٱلصَّلَوٰةَ وَيُؤۡتُونَ ٱلزَّكَوٰةَ وَيُطِيعُونَ ٱللَّهَ وَرَسُولَهُۥٓۚ أُوْلَٰئِكَ سَيَرۡحَمُهُمُ ٱللَّهُۗ إِنَّ ٱللَّهَ عَزِيزٌ حَكِيمٞ﴾ [التوبة: 71]

قال رسول الله ﷺ الْمُؤْمِنُونَ تَكَافَأُ دِمَاؤُهُمْ، وَهُمْ يَدٌ عَلَى مَنْ سِوَاهُمْ، وَيَسْعَى بِذِمَّتِهِمْ أَدْنَاهُمْ السنن الكبرى – النسائي (6/ 330)

Magaalada Al-Qudus waxaa ku yaalla masjidka Al-Aqsaa oo ku suntan qibladii ugu horeeysay ee Muslimiinta, halkii loo dheelmiyey nabigeena Muxammad ﷺ iyo Masjidka saddexaad ee ugu fadliga badan dunida. Taariikhda iyo turaathta magaaladaas iyo masjidkeeda barakaysan waa mid ku xusan Qur’aanka iyo Sunaha, siiraduna cadeeysay. Waa sooyaal sal-adag oo aysan tirtiri kareyn murtadiin dabadhilifyo ah oo diintoodii ku gatay sandareeto yar oo aduun.

Dadka Musliliinta ah ee ku nool dhulka uu maamulkaas ridada ah ee isku magacaabay Somaliland xoogga ku haysto waxaan leenahay, walaalayaal C/Raxmaan Cirro waa hogaamiye murtad ah oo ka xuubsiibtay diinta Islaamka. Ma banaana in la adeeco oo loo hogaansamo maamulkiisa, taas badalkeeda, waxaa dadka Muslimiinta waajib ku ah inay la jihaadaan, diintooda iyo dadnimadoodana ka difaacdaan. Ha dhageysanina, hana rumeysanina kuwa magaca-diineed huwan ee maanta sharciyeynaya gacaltooyada Yahuudda iyo Nasaarada meelwalba oo ay joogaan, madax muslimiin ahna ku tilmaamaya kuwa sharciga Allaah bedelay, kitaabkiisana xooray, ee gaalada kusoo hogaamiyey dhulalka Muslimiinta. kuwaasi wey ka baxeen diinta Islaamka, mana banaana in loo hogto ama loo hogaansamo.

قال الإمام ابن المنذر -رحمه الله- : [أجمع كل من يحفظ عنه من أهل العلم أن الكافر لا ولاية له على مسلم بحال] – (أحكام أهل الذمة: 2/ 414)

Waxaan ka dagaallamaynaa Bariga Afrika si aan uga hirgelinno Shareecada Rabbigeen, ugana garab istaagno Muslimiinta meel kasta oo ay dunida ka joogaan, iyadoo indhaheenna, quluubteenna iyo himilooyinkeenna ay ku foogan yihiin Baytul-Maqdis. Falastiin waa qaddiyadda guud ee Ummadda Muslimka ah oo dhan, mana aha arrin ku kooban shacabka reer Gaza oo keliya. Waxaanna isu diyaarinaynaa maalinta uu Allaah bogsiin doono laabaha Mu’miniinta, guushana siin doono addoomihiisa xaqa ku taagan. Dagaalku weli ma dhammaan, khiyaanada Yuhuudda waa mid la wada yaqaan, dhagarta gaaladuna ma aha wax qarsoon. Hase yeeshee, annagu waxaan nahay qawm jacel geerida jidka Allaah sida ay cadowgeenna u jecelyihiin nolosha.

﴿وَاللَّهُ غَالِبٌ عَلَىٰ أَمْرِهِ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يَعْلَمُونَ﴾ [يوسف: 21]

Halkan Ka Dhaagyso Warsaxaafadeedka.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2026/06/BAYAAN-Qudus-Lama-Yahuudeynayo.mp3

Ama Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka.

القدس لن تُهَوَّد

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-02-1448-Hijri

August 3, 2026
Xildhibaanno Ka Hor-yimid Guddi Doorasho Oo La Magacaabay.
  • Allposts
  • Warar

Xildhibaanno Ka Hor-yimid Guddi Doorasho Oo La Magacaabay.

August 3, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -20-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -20-02-1448 Hijri.

August 3, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada