Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Murusade Iyo Maxamuud Hiraab Oo Maraykanka Ku Eedayay Inuu Shacab Ku Laayay Galgaduud.
  • Allposts
  • Warar

Murusade Iyo Maxamuud Hiraab Oo Maraykanka Ku Eedayay Inuu Shacab Ku Laayay Galgaduud.

April 4, 2018

Ugaasyada beelaha Murusade iyo Maxamuud Hiraab oo waraysi siiyay Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan ayaa ka hadlay duqeyntii dhawaan diyaaradaha Maraykanka ka fuliyeen inta u dhexeysa magaalada Ceelbuur iyo deegaanka Dac ee gobolka Galgaduud, duqeyntaas oo ay ku dhinteen dad shacab ah oo ay ku jiraan Ugaasyo caan ah.

Ugaaska beesha Murusade Ugaas Cabdullaahi Daahir Axmed ayaa sheegay magacyada shanta Ruux ee Maraykanku ku tilmaameen inay ahaayeen xubno katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku dhintay duqeynta, waxayna kala ahaayeen.

1-Nabadoon Cali Maxamad Waasuge (Cali Hareed) wuxuu ahaa dhaqtar kab Soomaaliyeedka yaqaana oo reer miyiga daweeya.

2-Nabadoon Yuusuf Maxamad Dhagey, wuxuu sidoo kale ahaa Abwaan si aad ah looga garanayo Bariga Galgaduud.

3-Ciise Daahir Cali Mire wuxuu ahaa nin dhallinyaro ah oo xoolaha safarka ah ee beeca ah loo dhiibo, kaasoo shan maalmood ka hor dilkiisa kasoo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu xoolo geeyay.

4-Luuley Daahir Muxumad oo ahayd gabar maqaaxi ku lahayd Ceelbuur dadkuna ay wada garanayeen.

5-Maryan Shiilow oo ahayd gabar 1 sano oo qura jirtay islamarkaana ay dhashay Luuley Daahir Muxumad.

Ugaas Ciise Ugaas Maxamed; Ugaaska Duduble

Dhanka kale Ugaaska beesha Maxamuud Hiraab ee Duduble ayaa beesha Murasade ee ay walaalaha yihiin wuxuu uga tacsiyeeyey dadka ay Maraykanku ka dileen, wuxuuna sheegay in markan ay ogaadeen in Maraykanku aanu kala sooceynin Shacab iyo Mujaahid toona.

Halkan ka dhagayso Ugaas Cabdullaahi Daahir Axmad Ugaaska Murusade

Halkan ka dhagayso Ugaas Ciise Ugaas Maxamad Ugaas Faarax Ugaaska Maxamuud Hiraab

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Inka Badan 20 Arday Oo Ku Sumoobay Jalaato Ay Cuneen.
Next: Dagaal Ka Dhacay Degmada Afmadow Ee Gobalka Jubbada Hoose.

Related Stories

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026
Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada