Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Muslimiinta Filistiin Iyo Maamulka Yahuuda Oo Madaafiic Is Weydaarsaday.
  • Allposts
  • Warar

Muslimiinta Filistiin Iyo Maamulka Yahuuda Oo Madaafiic Is Weydaarsaday.

May 29, 2018

Wararka ka imaanayo dhulka Filistiin ayaa sheega in saaka aroorti duqeymo xoogan ay ka dheceen qeybo ka mid ah magaalooyinka dhaca xuduud beenaadka kala qeybiya Gaza iyo dhulka Yuhuuda ay gumeysato.

Duqeynta oo ay is weydaarsadeen kooxaha muqaawamada filistiiniyiinta ee ka dagaalama Gaza iyo ciidanka Yuhuuda ayaa ka dhacday deegaanada xuduuda ah waxaana ka dhashay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed oo labada dhinac soo kala gaaray.

Qof kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in subaxnimadi hore ee saaka ay kusoo tooseen jugta madaafiic culculus oo ciidanka Sahayuuniyada ay ku garacayeen goobo ay tuhunsan yihiin inay xeryo kuleeyihiin Muqaawamada iyo diyaaradaha dagaalka Yuhuuda oo si aad ah u dul heehaabaya Magaalada gaza.

Saxafi kasoo warama Magaalada gaza ayaa isna sheegay in duqeynta Yuhuuda ay ka horeysay duqeyn ay geysteen kooxaha Muqaawamada taas oo beegsatay qaar kamid ah xaafadaha lagu deegaameyey Yuhuuda ee dhaca Xuduud beenaadka.

Wazaarada difaaca maamulka yuhuuda ayaa dhankeeda sheegtay in qalabkeeda difaaca circa ee loo yaqaan Patriot uu ka hor tagay kudhawaad 30 Madfac oo ahaa hoobiyeyaal lagasoo tuuray dhanka Magaalada Gaza, kuwaas oo lala damacsana in lagu laayo dadka yuhuuda ah, waxa ayna ka dalbadeen Muwaadiniintooda inay ku nagaadaan godadka laga galo duqeymaha ee cidanka yuhuuda ay u diyaariyeen.

Magaalooyinka Dhaca Xuduud beenaadka kala qeybiyo Gaza iyo Dhulka Yuhuuda ay gumeysato ayaa maanta laga wada maqlay tiro 4 jeer ah codadka qalabka Digininta bixiya, waxaana laga dareemaya xaalad feejignaan ah oo adag.

Raisal Wazaaraha Yuhuuda Binyamin Natanyahu oo hadlay ayaa isna ku hanjabay inay jawaab adag ka bixin doonaan weerarkii Maanta, oo uu masuuliyadiisa dusha ka saaray Xarakada Xamaas iyo Xarakada Jihaadul Islaami.

wararkii u danbeeyey ee galabta soo baxay ayaa sheegaya in duqeynti ay geysteen Muqaawamada ay ku dhaawacmeen ilaa Lix Askari oo Yuhuud ah oo mid kamid ah xaaladiisa ay tahay mid liidato, sida ay qoreen warbaahinada faafiya arimaha Filisitiin.

Xarakada Xamaas iyo Kooxda lagu magacaabo Saraya Alquds ayaa ku sheegtay Masuuliyada duqeymihi Maanta dhacay bayaan wada jir ah oo caawa fiidkii ay soo saareen.

Weerarkaan hoobiyeyaasha ah ee lagu qaaday Maamulka Yuhuuda ayaa noqonaya weerarki ugu xoogana oo Sahayuuniyada ay la kulmaan wixii ka danbeeyey dagaalki 2014kii, waxaana laga cabsi qabaa in xaalada ay faraha ka baxdo dagaala toos ahna ay ka dilaacaan Marinka Gaza.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaallo Culus Oo Markale Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Akhriso Faahfaahin Laga Helayo Qarax Khasaara Culus Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Wallanweyn.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada