Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Muxuu Ka Dhiganyahay Heshiiska Dhaxmaray Shirkadda SKA Iyo Dowladda Federaalka [Dhageyso Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

Muxuu Ka Dhiganyahay Heshiiska Dhaxmaray Shirkadda SKA Iyo Dowladda Federaalka [Dhageyso Warbixin].

April 26, 2018

Shirkadda lagu magacaabo SKA International waxay ka diiwaan gashantahay dalka isku tagga imaaraatka carabta, waxaa shirkaddan aas-aasay Jeneraallo melleteri oo howlgab ah kuwaas oo badankood kasoo jeedo wadamada Mareykanka,Ingiriiska iyo Koonfur afrika.

Waa shirkado soo kiraysata calooshood ushqeystayaal saliibiyiin jinsiyada kala duwan leh, xarunta ugu weyn ee shirkadda ayaa kutaal magaalada Dubai ee imaaraatka carabta sidoo kale awoodeeda 2-aad waxay kutaal wadanka Koonfur afrika.

Wasaaradda Gaashaandhigga DF-ka iyo SKA ayaa kala saxiiday heshiis dhinacyo badan taabanaya oo dhammaantiis ah mid dan u ah shirkaddan caloosheed ushaqeysatada ah, heshiiska oo dhanka Dowladda uu usaxiixay wasiirkii gaashaandhigga ee maalmo ka hor iscasilay iyo Taliyaha waxa loogu yeero xoogga ayaa dhigaya in shirkaddan ay furto waddooyinka ka xiran cadawga jinsiyadaha kala duwan leh kadib markii Al Shabaab ay jareen isku socodka cadowga.

Cabdi Wali Gorod oo ah taliyaha guud ee ciidamada melleteriga ayaa xaqiijiyay in kooxdiisu ay Hehsiiskan lagaleen shirkaddan caloosheed ushaqeysatada ah ayna maciin bideen in ay waddooyinka ufurto wuxuuna qirayaan in qarashka ku baxaya howashan ay shirkaddo qaab mukhalasnimo ah ugasoo qaadanayso waxa loogu yeero beesha caalamka oo maalgeliya duullaanka shisheeyaha ah arrinkaas oo muujinaya in DF-ka ridada aanay aamineyn waxa loogu yeero beesha caalamka.

Arrinta layaabka leh ayaa ah in heshiiskan uusan wax faa’iida ah ugu jirin DF-ka sababtoo ah maleeshiyaadka ilaalinaya gaadiidka saadka gelbinaya waa kuwa katirsan DF-ka dabcan dhimashada iyo dhaawaca iyaga ayay gaaraysaa balse Markale Taliyaha ciidanka DF-ka wuxuu leeyahay waxa kaliya ee aan ka faa’iideynno waa magac kaliya oo waxay shirkaddu dhihi doontaa ‘Ciidamada dowladda ayaa jidadka Furay”!.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Hubkii Laga Boobay Saldhigga Imaaraatka Oo Suuqyada Muqdisho Lagu Kala Iibsanayo.
Next: Faahfaahino Laga Helayo Weeraro Ka Kala Dhacay Duleedyada Magaalooyinka Marka Iyo Kismaayo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada