Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Kolanyo Itoobiyaan Ah Lagula Beegsaday Gobalka Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Kolanyo Itoobiyaan Ah Lagula Beegsaday Gobalka Hiiraan.

October 9, 2018

Weerar hor leh ayaa ciidamada Xabashida Itoobiya ku qabsaday wadada laamiga ah ee marta gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya degmada Buula Burde ayaa sheegaya in ugu yaraan laba qarax lala helay ciidamada Itoobiya iyo kuwa Jabuuti xilli ay ku socdaalayeen meel ku dhow deegaanka Buurweyn oo qiyaastii 35Km dhanka Koonfurteed uga beegan magaalada Buulo Burde.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in labada qarax ee ciidamada Xabashida Itoobiya lala helay ay waxyeello ugeysteen gaadiid gaashaaman oo ay wateen.

Dadka deegaanka ayaa sidoo kale sheegay in ay maqleen jugta qaraxyo waaweyn oo is xigxigay islamarkaana ay sheedda ka arkayeen qiic iyo Uuro Madoow oo cirka isku shareertay.

Ciidamada huwanta ah ayaa afka saaray dhanka wadada laamiga ah ee aadda magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho balse lama oga in ay uleexan doonaan dhanka degmada Jalalaqsi oo ay ku suganyihiin ciidamo Jabuutiyaan ah iyo in ay ugubi doonaan magaalada Jowhar ee Sh/dhexe.

Kumanaan katirsan Ciidamada Itoobiya oo kasoo gudbay xuduud beenaadka ah ayaa isbuucii sedaxaad oo xiriir ah weeraro kula kulmaya wadada laamiga ah, xoogaga Al Shabaab ayaa ciidamadan u adeegsanaya dagaalka Jabhadeynta iyagoona ka dilay tobanaan askari gaadiidna ka gubay.

Waa Markii ugu horraysay oo ciidamada gummeysiga Itoobiya ka gudbaan magaalada Buundada leh ee Buula Burde tan iyo sanaddii 2007 xilligaas oo ay duullaan ku qabsadeen Soomaaliya inteeda kale.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Konfurta Dalka Yemen.
Next: Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Related Stories

Kooxda Gurguurte Oo Ciidamo Iyo Gaadiid Dul-dhigtay Shacabka Yaaqshiid.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Ciidamo Iyo Gaadiid Dul-dhigtay Shacabka Yaaqshiid.

August 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-03-1448-Hijri

August 25, 2026
Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.
  • Allposts
  • Warar

Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.

August 25, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada