Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Lagu Dilay Shaqaalo Kenyaati Ah Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Sheegtay.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Lagu Dilay Shaqaalo Kenyaati Ah Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Sheegtay.

August 14, 2018

Warar dheeraad ahaa ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo shalay barqadii ka dhacay deegaan hoostaga degmada Mandheera ee Gobolka NFD ee ay Kenya xoogga ku haysato.

Qaraxa ayaa beegsaday gaari nooca Kooyalka loo yaqaano oo siday shaqaale Kenyaan ah oo ku hawlanaa dhismaha darbiga weyn ee ay Kenya ka dhisayso xad-beenaadka ay la wadaagto Soomaaliya.

Gaariga qaraxa lala beegsaday ayaa marayay deegaanka loo yaqaano Yaadoo oo u dhexeeya Magaalooyinka Ceel Waaq yo Dhamase oo kawada tirsan Gobolka Mandheera ee NFD.

Shaqaalahaan katirsanaa dowladda Kenya ayaa xilliga la beegsanayay waxay kusii jeedeen goob ay ka wadeen dhismaha darbiga la doonayo in lagu kala gooyo magaalooyinka Balad-Xaawo iyo Mandheera ee ay Kenyaatigu gumaysiga ku haystaan.

Inta la xaqiijiyay 3 kamid ah Kirishtaankii Keenyaatiga ahaa ee qaraxa lagu beegsaday ayaa isla goobta ku dhintay halka mid afaraadna uu dhaawac halis ah soo gaaray.

Gaarigii Kooyalka ahaa ee ay wateen ayaa sidoo kale burbur xooggan uu halkaasi kasoo gaaray.

Dowlada Kenya ayaa dhankeeda qiratay khasaaraha nafeed ee shaqaaleheeda kasoo gaaray weerarka ka dhacay deegaankan hoostaga degmada Mandheera.

Sarkaal ka tirsan Dowlada Kenya oo lagu magacaabo Baawal Kamaay ayaa xaqiijiyay in gaari la beegsaday ay la socdeen shaqaale ay dowladoodu u xilsaartay dhismaha darbiga ay ka dhisayaan xadka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya.

“Saddex qofood ayaa naga dhimatay kadib markii miino kula qaraxday goob ay shaqo ka wadeen, wadada ku dhirirsan darbiga ayay geedaha ka qaadayeen” ayuu yiri gaalkan u hadlay dowlada Kenya.

Dowlada Kenya ayaa tan iyo sanadkii 2015 ku hawlan dhismaha darbi dheer oo ay doonayso in ay ku kala jarto xaduud-beenaadka Wadamada Soomaaliya iyo Kenya, isla markaana ay ku goosanayso dhul aad u baaxad weyn oo magaalooyinka Soomaaliya, gaar ahaan Balad Xaawo.

Qaraxan maanta ka dhacay Mandheera ee lagu dilay kirishtaanka Kenyaatiga ah ayaa kusoo aadaya maalmo kadib markii qarax sidaan oo kale ah oo ka dhacay Gobolka Laamuu ay ku dhinteen 9 katirsan Milatariga Kenya.

Qaraxaas ayaa waxaa lagu burburiyay gaari kooyal ah oo ay ciidamadu la socdeen xilli uu marayay inta u dhaxaysa deegaanada Boodhaay iyo Majengo ee Gobolka Laamuu.

Idaacada Islaamiga Ah Andalus ayaa baahisay in weerarkaasi qaraxa ah ay fuliyeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin,waxa uu weerarkan kusoo aadayaa xilli dhawaan qarax Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen Jaziirada Lamu ee gudaha Kenya ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen Labo Iyo Toban askari oo Saliibiyiinta Kenya ah,sidoo kale qaraxaas waxaa lagu gubay gaari Kooyal ah oo askarta Kenya ay la socdeen.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Madaxweynaha Tuunis “Ragga iyo Dumarka Waa Isku Mid Dhaxalkana Waa Usimanyihiin”.
Next: Dagaallo Ka Kala Dhacay Duleedyada Muqdisho Iyo Afgooye.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada