Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qaraxyo Ka Kala Dhacay Duleedyada Muqdisho Iyo Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Ka Kala Dhacay Duleedyada Muqdisho Iyo Kismaayo.

October 5, 2018

Deegaanka jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay qarax xoogan oo lagu burburiyey gaari Cabdi Bile ah, iyadoona ay dhimasho iyo dhaawac noqdeen askartii la socotay gaarigaasi.

Murtadiinta lagu dilay qaraxaas waxaa ka mid ah nin lagu magacaabo Axmad Caal oo ahaa Taliye hoorin hogaaminayey maleeshiyaatka lagu beegsaday qaraxaasi. wixii faafaahin ah ee ku soo kordha howlgaladaas waxaad ku maqli doontaan wararkeena soo socda.

Dhanka kale  wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax xoogan duhurnimadii maanta lala eegtay ciidamo ka tirsan murtadiinta oo ku sugnaa deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo.

Ciidamada la beegsaday ayaa lugeynayey, waxaana la sheegay in lala helay qarax aad u xoogan.

Waxaa jira khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray maleeshiyaatka lala eegtay qaraxa, waana idiin soo gudbin doonaa wixii warar ah ee ku soo kordha qaraxaasi.

Xigasho Radio Andalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qaraxyo Gaari Gaashaaman Lagu Gubay Oo Muqdisho Ka Dhacay.
Next: Ganacsato Somali Ah Oo Markale Lagu Dilay Konfur Afrika.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-07-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-07-1447 Hijri.

January 15, 2026
Trump Oo Ku Dhawaaqay In Dalalka Ay Ku Jirto Somalia Uu Ka Joojinayo Fiisaha Socdaalka.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Ku Dhawaaqay In Dalalka Ay Ku Jirto Somalia Uu Ka Joojinayo Fiisaha Socdaalka.

January 15, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Sooyaalka Dowladihii Soo Maray Soomaaliya Q2.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Sooyaalka Dowladihii Soo Maray Soomaaliya Q2.

January 15, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)

January 10, 2026

Sawirro

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada