Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qaraxyo Ka Kala Dhacay Gobalada Hiiraan Iyo Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Ka Kala Dhacay Gobalada Hiiraan Iyo Jubbada Hoose.

November 4, 2018

Qaraxyo khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay maleeshiyaat ka tirsan Murtadiinta ayaa ka kala dhacay qeybo ka mid ah Wilaayaatka Hiiraan iyo Jubbada Hoose.

Qaraxa hore ayaa ka dhacay agagaarka deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo ee Wilaayada Jubbooyinka.

Qaraxan waxaa lala beegsaday maleeshiyaatka Murtadiinta gaar ahaan kuwa Bangarafta ee Mareykanku tababartay kuwaasi oo dhaqdhaqaaqyo ka waday agagaarka Baar Sanguuni waxa uu qaraxa haleelay gaari ay la socdeen Murtadiinta kaasi oo waxyeelo xoogan ay soo gaartay.

Inta la xaqiijiyay qaraxa waxaa ku baqtiyay hal askari Labo kalane weey ku dhaawacmeen kuwaasi oo dhaawacyadooda culusyihiin.

Qaraxa xiga waxa uu ka dhacay bartamaha degmada Buulo burte ee Wilaayada Hiiraan waxa uu qaraxa sigaar ah kaga dhacay halka loo yaqaano Sheelka oo ah goob ay fadhiistaan maleeshiyaatka iyo maamulka Murtadiinta ugu magacaaban degmada Buulo burte.

Dhawaaqa qaraxa ayaa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee degmada waxaana jirta khasaara murtadiinta lagu gaarsiiyay qaraxa.

Qaraxan ayaa noqonaya midkii Afaraad oo muddo Todobaad gudahiisa ah ka dhaca degmada Buulo burte waxaa Saddex-dii hore ee qaraxyada ah lala beegsaday askarta Murtadiinta Jabuuti kuwaasi oo khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay qaraxyadaasi

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Brent Taylor Oo Lagu Dilay Weerar Qorsheysan.
Next: Al Shabaab Oo Sare Uqaadday Weerarada Ay Ku Beegsanayso Ciidamada Mareykanku Tababaray Ee Bangaraafta loo yaqaan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada