Ciidmada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Baay, waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan oo qarax ah ka fuliyeen gudaha magaalada Kismaayo, kaasi oo lala eegtay maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa xaafadda Fii_afmadow, waxaana jira khasaare gaaray maleeshiyada la qarxiyay ee murtadiinta ah.
Dhanka Baay, waxay ciidamada Mujaahidiintu howlgal kale oo qarax ah ku weerareen maleeshiyo murtadiin ah oo ku sugnaa saldhig kuyaal degmada Diinsoor, lama helin faahfaahin intaas ka baxsan oo ku aaddan weerarka qaraxa ah.
Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku mireen xerada ciidamada kufaarta Afrikaanta, gaar ahaan kuwa Yugaandha iyo saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Jannaale.
Weerar kan la mid ah ayay sidoo kale ciidamada Mujaahidiintu ku ekeeyeen xerada ciidamada saliibiyiinta Uganda ee degmada Qoryooley, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.