Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qormo Caafimaad Oo Muhiim U Ah Qof Kasta Oo Sooman (Akhriso).
  • Allposts
  • Warar

Qormo Caafimaad Oo Muhiim U Ah Qof Kasta Oo Sooman (Akhriso).

May 27, 2018

Waxaa aad u badan cunnooyin iyo cabitaanno ay dadku aad u jecelyihiin, una heystaan iney caafimaad iyo vitamins dheeri ah laga helo, balse markii la baaray ay soo baxday xaqiiq taa ka duwan, iska daaye in caafimaad laga helo waxay  kusoo jiidayaan cuduro qaarkood dilaa ah.

Arinta la yaabka leh waxay tahay in cunnooyinkan iyo cabitaannadan qaar ay dadku soo jumleystaan, guryahana soo dhigtaan, iyadoo saqiir iyo kabiirba u isticmaalaya si xad dhaaf ah.

Baradhada sajalka ah ee ay dadku ugu yeeraan Jibsiga waxay kamid tahay khudradaha ay dadku  isticmaalaan, waxaana khubaro caafimaad ay sheegayaan iney kamid tahay khudradaha kordhiya miisaanka iyo culeeska qofka.

Sida qof welibana uu ka dheregsanyahay cayilka waxaa ku lamaanan kuna hoos duugaan cuduro badan, waxaana adag in jirka qofku si dheelitran u shaqeeyo haddii uu cayilkiisi siyaado yahay.

Cabitaannada laga digayo, islamarkaana dhakhaatiirtu sheegayaan iney keenayaan caafimaad darro waxaa kamid ah cabitaannada sajalka ee dibadda noocyadooda kala duwan.

Waxay cilmi baariyaal dhanka caafimaadka u dhuun daloola sheegayaan in cabitaannada sajalka ah ay kubadantahay sokorta iyo maado kale oo dhadhan gaar ah u sameysa, si ay dadku u jeclaadaan.

Cuntooyinkan iyo cabitaannadan laga deryinayo in si  xad dhaaf ah loo isticmaalo, islamarkaana dhalinkara caafimaad darro waxaa la yaab leh in suuq geyn ballaaran loo sameeyo, waxaad arkeysaa tusaale qofka iibinaya cabitaannada sajalka inuu amaanayo, isagoo sheegaya in laga helayo vitamins iyo fawaa’id badan.

Hay’adda caafimaadka ee wadanka Ingiriiska ayaa dhawaan baahisay warbixin dheer oo ay uga hadleyso in cunnooyinka sajalka ah ay sabab u noqdeen kororka ku yimid cudurada ku dhaca maskaxda.

Diraasadda ay sameysay hay’adan, islamarkaana ay baahiyeen warbaahinta ayaa lagu sheegay in 50-kii sano ee lasoo dhaafay cuntooyinka sajalka ah ee ay warshaduhu soo saarayeen ay kordhiyeen xanuunada dhimirka ee dadka ku dhaca.

Wasaaradda caafimaadka ee dowladda Ingiriiska ayaa sanad kasta miisaaniyad lacageed oo gaareysa 100 billion oo lacagta Genyga ku bixisa la tacaalida dadka dhimir ahaan u xanuunsan, waxaana diraasadu ay soo jeedisay in taa bedelkeeda ay wanaagsantahay in dowladdu ay xooga saarto ilaalinta cuntooyinka.

Bitzaha iyo Yaanya shiishiidda ayaa kamid ah kuwa sidoo kale laga deryinayo, waxaana Yaanyo-shiishiidda ku badan maadada loo yaqaano Sodiumka iyo sokorta oo loogu talaglaay iney wanaajiyaan dhadhanka.

Cabitaannada sajalka inkastoo si guud ay wanaagsantahay in la iska yareeyo, hadana marka lagu guda jiro bisha Ramadaan waxaa haboon in gebi ahaanba la iska dhaafo, waxaana wanaagsan in dadku ay ku afuraan biyaha madow ee caadiga ah, cabitaan ahaana ay u isticmaalaan khudaarta noocyadooda kala duwan ee ay ku shiitaan guryahooda.

Haweenka Uurka leh ma soomi karaan?!!

Ugu dambeyn drs lagu magacaabo Cizza Al-badawi oo ku takhasustey cudurada haweenka ayaa sheegeysa in haweenka muslimkaatka ee uurka leh islamarkaana awoda iney sooman ay haboontahay iney gutaan waajibkaas, balse ay wanaagsantahay kahor inta aysan soomin in xaaladooda caafimaad ay qiimeeyaan.

Tusaale haddii uurku yahay mid cusub, gabadhuna ay marar badan mantagto maalintii waxaa haboon iney iska dhaafto soonka, rukhsada Rabbina ay qaadato.

Haddii ay soomeyso haweeneyda waxaa la gudboon iney si wanaagsan u isticmaasho khudaarta kala duwan, caanaha iyo waxyaabaha vitaminaatka laga helo, waana iney yareysaa isticmaalka Shaaha iyo Qaxwada kuwaas oo leh kaadi badan.

Haweeneyda Uurka leh iyadoo sooman haddii ay iska dareento isbedel iyo xanuuno waxaa haboon in si deg deg ah isaga furto soonka, sharciyana sida Culimada diinta Islaamku sheegaan haddii haweeneyda Uurka leh iyo hooyada ilmo nuujineysa ay awoodi weyso iney soonto iyadoo u baqeysa Nafteeda ama ilmaheeda,  waxaa u banaan iney iska afurto, haba ku kala duwanaadeen culimada qaabka loo soo gudayo iyo fidiyada la dhiibayo.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Duufaan Cagta Marisay Wadanka Cummaan Dhanka Sacuudigana Ugudubtay.
Next: Dowlada Ruushka Oo Sheegtay In Askar Looga Dilay Suuriya.

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada