Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • R/wasaaraha Itoobiya Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.
  • Allposts
  • Warar

R/wasaaraha Itoobiya Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.

June 23, 2018

Wararka ka imaanayo Magaalada Addis Ababa oo ah caasimada Dalka Ethiopia ayaa sheegaya in Qarax xoogan laga maqlay iskusoo bax weyn oo uu khudbad ka jeedinayey Raisal wazaaraha cuasub Wadankaasi ninka lagu magacaabo Abey Axmed.

Qaraxa oo u muuqday inuu ahaa Bam gacmeed ayaa dhacay xilli Raisal wazaaraha Ethiopia uu dhameystay Khudbadiisa uuna daawanayey tageerayaasha faraha badan ee isugusoo baxay fagaara weyn oo kuyaala  caasimada wadankaasi adis ababa.

Xiliga qaraxa uu dhacayey waxaa khudbado kala duwan jeedinayey madaxda iyo siyaasiyintaa taageersan Abey Axmed, isna waxa uu fadhiyey Tarabuunka sare oo uu ka daawanayey iskusoo baxa weyn ee halkaas ka dhacayey.

Mar qura ayaa la maqlay jugta qaraxa , waxaana kala yaacay dhamaan dadki iskusoo baxay, gaar ahaana dadkii madaxda ahaa ee goobta fadhiyey.

Sirdoonka Xukuumada itoobiya oo goobta ku sugnaa si ay u ilaaliyaan Amaanka  Raisal wazaaraha iyo madaxda goobta timid ayaa markiiba isku gadaamay Tarabuunka iyo hareerahiisa, waxa ayna la carareen Abey Axmed oo ay u kexeeyeen goob ka baxsan halka uu qaraxu ka dhacay.

Weerarka Bamb gacmeedka ah waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadkii itoobiyaanka ahaa ee dibad baxyada ka dhigayey fagaaraha weyn ee kuyaala caasimada Addis Ababa.

Warbaahinta ayaa sheegeysa in Bamb gacmeedka  goobta lagu tuuray uu ahaa isku day dil oo lala damacsanaa Raisal Wazaaraha cusub ee Ithiopia Abey Axmed, balseuu ka badbaaday.

Raisal Wazaare Abey oo goor danbe la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyey inuu jiro khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Bam gacmeedkii manta lagu tuuray fagaaraha kuyaala Addis Ababa oo ay isugusoo bexeen dad kor u dhaafaya 1 Milyan.

Abey axmed ayaa ku eedeeyey qaraxa inay ka danbeeyeen dad uu kutilmaamay inay yihiin kuwa kasoo horjeeda waxa uu ugu yeeray Horumarka Itoobiya, , ciidanka Police-ka xukuumadana waxa ay sheegeen inay wadan baaritaanu ku aadan arinkaan iyo cidii ka danbeysay falkan

Qaraxan ayaa muujinaya isbedel horleh oo uu lugaha lasii galayo dalka Itoobiya, waxaana uu daaha ka rogayaa iney weli jiraan dad mucaaradsan maamulka Itoobiya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mujaahidiinta Al-qaacidah Ee Dhulka Jaziiratul Carab Oo Qabtay Shabakado Jawaasiis Ah.
Next: Inka Badan Afartan Askari Oo Lagu Dilay Waqooy Galbeed Dalka Afghanistan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada