Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • R/Wasaarihii Urdun Oo Iscasilay Kadib Kacdoon Ay Dhigeen Shacabka Wadanka.
  • Allposts
  • Warar

R/Wasaarihii Urdun Oo Iscasilay Kadib Kacdoon Ay Dhigeen Shacabka Wadanka.

June 5, 2018

Kadib shan maalmood oo dibad baxyo rabshado wata ka socdeen Wadanka Urdun ayuu iscasilaad ku dhawaaqay R/wasaarihii wadankaasi.

Haani Al Mulqi oo ahaa R/wasaarihii xukuumadda Urdun ayaa iscasilay waxaana lagu bedelay siyaasi lagu magacaabo Cumar Alrazaaz oo kamid ahaa gacan yarayaasha Boqorka Urdun.

Iscasilaadda ayey soo dhoweeyeen hoggaamiyaasha kacdoonka wada waxayna ku baaqeen in lasoo dhiso xukuumad cusub oo wax ka qabata dhibaatada dhanka dhaqaalaha ee ragaadisay wadanka Urdun.

Malaayiin qof urduniyiin ah ayaa dibad baxyo ka dhigaya magaalooyinka waaweyn ee wadanka iyo gobollada waxaana kamid ah magaalada caasimadda ah ee cammaan, kacdoonka shacbiga ah ayaa loogasoo horjeedaa dhibaatada dhaqaale ee Urdun halakeysay muddo sanada ah.

Carada shacabka ayaa sii xoogeysatay kadib markii xukuumadda dabadhilifka ah ay adeegsatay siyaasado dhanka dhaqaalaha ah oo aad uguruccan sida iyadoo soo saartay qaanuun kordhinayo lacagaha canshuuraha ah ee laga qaadayo badeecadaha wadanka dibadda lagasoo geliyo iyo kuwa dibadda loo dhoofiyo iyo sidoo kale qiimaha lagu iibiyo shidaalka iyo waxyaabaha lashito oo cirka isku shareeray.

Boqorka Urdun cabdalla althaani ayaa kulan laqaatay odayaasha dhaqanka iyo hoggaamiyaasha hotrboodaya kacdoonka wuxuuna ugu baaqay in ay xaaladda dejiyaan, xaaladda ayaa sii xoogeysatay markii shan maalmood oo xiriir ah ay dibad baxyadu ku faafeen dhammaan wadanka min magaalo illaa iyo tuulo waxaana hakad galay dhammaan goobaha ganacsiga iyo adeegyada bulshada.

Musuq maasuq iyo wax isdabamarin ayaa lasheegay in ay ku dhaqaaqeen golihii wasiirrada xukuumadda lacasilay, shacabka urdun oo ka sheeganaya dhaqaale yari ayaa kasii carooday siyaasadaha gurrucan ee canshuuraha lagu kordhiyay.

dhinaca kale tobaneeyo qof oo kamid ah dadka kacdoonka dhigaya ayaa xabsiyda loo taxaabay waxaana jira xadgudubyo loo geystay dadkaasi.

Taliyaha Booliska Xukuumadda Dabadhilifka Urdun ayaa shir jaraa’id ku sheegay in ay xireen 60 qof oo uu ku eedeeyay in ay weerar ugeysteen ciidamada ammaanka islamarkaana ay maxkamad soo taagi doonaan.

Hoggaamiyaasha dadka kacdoonka wada ayaa ku eedeeyay xukuumadda dabadhilifka ah in ay adeegsatay awood xad dhaaf ah oo ay ku kala eryaysay dadka dibad baxyada dhigaya, dhinaca kale xukuumadda cammaan ayaa sheegtay in ay xirtay dad ajaanib ah oo ay ku sheegtay in ay qeyb ka ahaayeen kicinta dadweynaha.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Lagu Gowracay Duleedka Degmada Buulo Burte.
Next: Dagaallo Culus Oo Ka Kala Dhacay Duleedka Muqdisho Iyo Gobalka Sh/hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-02-1448-Hijri

July 22, 2026
Shirkii Mucaaradka Iyo Kooxda Gurguurte Oo Fashil Ku Dhamaaday.
  • Allposts
  • Warar

Shirkii Mucaaradka Iyo Kooxda Gurguurte Oo Fashil Ku Dhamaaday.

July 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-02-1448 Hijri.

July 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada