Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saddex Xiddigle Lagu Dilay Degmada Yaaqshiid.
  • Allposts
  • Warar

Saddex Xiddigle Lagu Dilay Degmada Yaaqshiid.

October 4, 2017

Rag hubeysan ayaa maanta Barqadii sarkaal sare oo katirsan maamulka dowladda Hoose ku dilay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Sarkaalka la toogtay ooo Saddex Xidigle ahaa ayaa katirsanaa qeybta aruurinta lacagaha baadda ee  Wasaaradda Maaliyada dowladda Ridada.

Sida Dad Goob joogayaal ah ay xaqiijiyeen Sedax Xidigle katirsan ciidamada Minishiibiyada ayaa lagu dilay agagaarka Sarta Daboole oo ku dhow Bosteejada weyn ee Suuq Bacaad oo ah suuqa 2-aad ee ugu weyn magaalada Muqdisho.

Ragga hubeysan ayaa sarkaalka Saddex xidiglaha ah ka toogtay qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in sarkaalka isla goobta ku geeriyooda,waxaa mas,uuliyadda dilkan sheegtay Xarkada Shabaabul Mujaahidiin.

Waa Sarkaalkii labaad oo  wax kayar 24-saacadood gudahood lagu dilo magaalada Muqdisho, xalay ayey ahayd markii rag ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay degmada Wadajir ee Muqdisho ku toogteen Gaashaanlle Sare Maxamed Yare kaasi oo Barqo nimadii maanta lagu aasay Iskuul Buluusiya ee Muqdisho.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Gaashaanlle Sare Muxamed Yare Oo Lagu Aasay Muqdisho.
Next: Dagaal Iyo Qarax Ka Dhacay Shabeelada Hoose.

Related Stories

Sarkaal Iyo Askar Maleeshiyada Axmed Madoobe Looga Dilay Duleedka Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Maleeshiyada Axmed Madoobe Looga Dilay Duleedka Kismaayo.

July 17, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -23-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -23-01-1447-Hijri.

July 17, 2025
Guddoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka ‘Puntland’ Oo Eedayn Culus U Jeediyay Deni.
  • Allposts
  • Warar

Guddoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka ‘Puntland’ Oo Eedayn Culus U Jeediyay Deni.

July 17, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)

June 23, 2025

Sawirro

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada