Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Saraakiil Sare Oo Qiray In Mujaahidiintu Ay Afka Ciidda U Dareen Maleeshiyaadka Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Sare Oo Qiray In Mujaahidiintu Ay Afka Ciidda U Dareen Maleeshiyaadka Gurguurte.

August 21, 2025

Howlagalladii aadka u ballaarnaa ee bilihii lasoo dhaafay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanno ka tirsan wilaayaadka Hiiraan iyo Sh/dhexe ayaa niyad jab iyo haziimo dhan walba ah ku beeray madaxya weynta murtadiinta.

Qaar ka tirsan saraakiishii ugu sarreysay ee hoggaaminayay xamladii ashahaadda ladirirka ee Xasan Gurguurte uu ku iclaamiyay mujaahidiinta bartamihii sannaddii 2022-kii ayaa qiray in dagaallada socda dhankooda looga adkaaday.

Xaadoole oo ka tirsan xildhibaannada golaha dawaaqiidda ahna sarkaal hoggaaminayay maleeshiyaad murtadiin ah ayaa wasiirka gaashaandhigga kooxda Ridada ka hor sheegay in maleeshiyada difaacyada uga jira duleedka degmada Cadale ay marwalba halis ugu jiraan weeraro cagmarin ah oo uga yimaad dhanka mujaahidiinta.

Wuxuu qiray in dhankooda ay wadnaha farta ku hayaan ayna ka baqayaan in mujaahidiintu qaadaan weeraro cagmarin ah oo murtadiinta looga saarayo deegaannada fara ku tiriska ah ee ay uga harsanyihiin Sh/dhexe.

Dhinaca kale Cali Jeyte oo ka mid ahaa saraakiishii murtadiinta ee hoggaaminaysay xamladii ashahaadda ladirirka ee gaaladu kusoo qaadeen bariga wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa isagana qiray in mujaahidiintu ay jebiyeen ciidankiisii.

Isagoo saraakiil xabashi iyo murtadiin jabuutiyaan ah kula hadlayay magaalada Beledweyne ayuu ku hadaaqay in dagaalladii ka dhacay bariga Hiiraan looga soo reebtay meydad farabadan islamarkaana mujaahidiintu ay soo qaadeen weeraro si heer sare ah loo soo qorsheeyey.

Cali Jeyte ayaa intii uu hadlayay maleeshiyaad hareertiisa fadhiyay ku yiri “war ma qaadnaa dagaal ka dhan ah Al Shabaab” basle wax ujawaabo ayuu waayay markaas ayuu ku cataabay in murtadiintu ay daallanyihiin oo xilligan aysan diyaar u aheyn dagaal.

Futuxaadkii ugu dambeeyay ee mujaahidiintu ay ka sameeyeen bariga Hiiraan sida dib u xoreyntii degmooyinka Moqokori iyo Maxaas ayaa xaalad quus ah gelisay saraakiisha iyo maleeshiyaadka dabadhilifyada u ah saliibiyiinta xabashida Itoobiya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-02-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 27-02-1447-Hijri.

Related Stories

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada