Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Iska Hor’imaadyo Ka Dhacay Hargaysa.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Iska Hor’imaadyo Ka Dhacay Hargaysa.

December 20, 2023

Magaalada Hargaysa ee xarunta gobolka waqooyi galbeed ee Soomaaliya waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay isku dhacyo hubeysan oo laba dhinac ah, kuwaas oo mid ka mid ah uu u dhaxeeyay maleeshiyo ka tirsan maamulka isku magacaabay Soomaaliland, halka midka labaadna uu u dhaxeeyay dad shacab ah iyo maleeshiyaadka waxay ugu yeeraan millatariga.

Dagaalka koowaad ayaa ka dhacay buurta Naasa-hablood ee Hargaysa, saraakiil u hadashay maamulka ayaa sheegay in halkaasi ay ku dagaalameen dad shacab ah oo sheeganayay in xoog kaga haystaan maleeshiyaadka millatariga iyo maleeshiyaadka Riddada maamulkaasi, waxaana halkaasi lagu dilay hal askari halka kuwa kalena lagu dhaawacay.

Sidoo kale iska hor’imaadka labaad ayaa u dhaxeeyay maleeshiyaad ka wada tirsan booliska Riddada Somaliland iyo kuwa millatariga, saraakiisha maamulkaas ayaana sheegay in iska hor’imaadka labadooda ciidan dhexmaray ay isaga dileen ugu yaraan saddex askari oo labada dhinac ah, askar kalena ay isaga dhaawaceen.

Xubnihii murtadiinta ee saacadihii lasoo lagu dilay iska hor’imaadyada ka dhacay Hargaysa, gaar ahaan aagga Naas-hablood waxaa ka mid ahaa sarkaal ka tirsanaa maamulka ashahaada la dirirka ah ee Soomaaliland, tirada guud ee dadka shacabka iyo askarta ku dhimatay dagaalladii ka dhacay Hargaysa ayaa lagu sheegay shan xubnood.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -07-06-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -08-06-1445-Hijri.

Related Stories

Dagaallo Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.

August 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 27, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: 5 Sano Kadib Furashadii Kabul, Waa Sidee Nidaamka Maamul Ee Afghanistan?.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: 5 Sano Kadib Furashadii Kabul, Waa Sidee Nidaamka Maamul Ee Afghanistan?.

August 27, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada