Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Yugandheys Ah Oo Markale Isku Dhex Dilay Xerada Xalane.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Yugandheys Ah Oo Markale Isku Dhex Dilay Xerada Xalane.

June 18, 2019

War rasmi ah oo kasoo baxay taliska guud ee ciidamada dowladda Uganda ayaa lagu sheegay in markale uu isdilay sarkaal sare oo katirsan ciidamada Uganda ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

Wargeyska The Observer ee kasoo baxa magaalada Kampala ayaa saaka aroortii hore soo daabacay in uu xerada Xalane ee magaalada Muqdisho isku dilay Kabtan katirsan ciidanka Uganda kadib markii uu toogasho ku dilay askri Deble ah.

Dowladda Uganda waxay sheegtay in Kabtanku uu isku dilay qori AK47 ah oo uu watay saacado kadib markii uu dilay askari ilaala u ahaa.

Richard Karemire oo ah Afhayeenka guud ee ciidamada Uganda (UPDF) ayaa warbaahinta maxalliga ah u xaqiijiyay dhacdadan cusub ee ciidamadu isku dileen balse wuxuu ka gaabsaday in uu sheego magacyada sarkaalka isdilay kadib markii uu askari saaxibkiisa ah dilay.

Bishii May ee lasoo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho isku dilay illaa sedax askari oo uu kamid ahaa sarkaal sare oo katirsan ciidamada Uganda ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

Dagaalka dabada dheeraaday ee ciidamada AMISOM uga jiraan dalka Soomaaliya ayaa sababay in kumanaan askari ay ku waashaan kadib markii ay qaadeen xaalado nafsaani ah oo ay ka dhaxleen weerarada joogtada ah ee uga imaanaya xoogaga Shabaabul Mujaahidiin.

Sedax isbuuc ka hor weeraro aan joogsi laheyn ayay ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda kula kulmeen wadada laamiga ah ee isku xirta degmooyinka Afgooye iyo Shalaambood, ciidamada ayaa ku dhacay weeraro dhabbagal ah iyo qaraxyo taas oo sababtay in gaadiid laga gubay ay uga tagaan wadada hareeraheeda.

Ciidamada Uganda ayaa ah kuwa ugu daran ee halaagga kula kulmaya dagaalka Soomaaliya oo lugta lasii gelaya sanaddii 12aad oo xiriir ah, khubarada Melleteriga ayaa isku raacsan in haddii ciidan Nidaami ah oo hubkiisu udhanyahay uu ku dabadheeraado dagaalka ku dhufo ee ka dhaqaaqda Jabhadeyska ah uu mooralkiisu dhimanayo ayna sufuuftiisa ku badanayaan falalka isdilka ah ee ka dhashay diifta dagaalka.

Madaxweynaha Uganda baadari Museveni dhibka heysta ciidamadiisa waxba uma arko wuxuuna marwalba Q.Midoobay ka codsadaa in ay ukordhiyaan dhaqaalaha ay dowladdiisu ku qaadato duullaanka Soomaaliya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Dagaal Askar Lagu Dilay.
Next: Dhageyso Qisasul Quraan Iyo Qisadii Qaaruun.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-11-1447-Hijri

April 29, 2026
Isku Socodka Soomaalida Ee Nairobi Iyo Gaarisa Oo Joogsaday Iyo Ganacsiyo La Boobay.
  • Allposts
  • Warar

Isku Socodka Soomaalida Ee Nairobi Iyo Gaarisa Oo Joogsaday Iyo Ganacsiyo La Boobay.

April 29, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -12-11-1447 Hijri.

April 29, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada