Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Gaadiid Lagu Furtay Ka Fuliyay Burkina Faso.
  • Allposts
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Gaadiid Lagu Furtay Ka Fuliyay Burkina Faso.

March 2, 2024

Ciidamo ka tirsan mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiinta oo ka mid ah faracyada Al-qaacidda ee ka jihaada galbeedka Africa, ayaa weerar culus ku qaaday maleeshiyaad ka tirsan dowladda Riddada ah ee Burkiina Faso, halkaas oo khasaare nafeed iyo mid maaliyadeedba lagu gaarsiiyay ciidanka dowalddaasi.

Bayaan kooban oo kasoo baxay mujaahidiinta ayaa lagu sheegay in in weerarka oo ahaa mid culus lagu beegsaday saldhig ciidan oo ay maleeshiyada Riddada Burkiina Faaso kaga sugnaayeen Korobilow oo ka tirsan gobolka Wahiigooya ee dalkaasi, halkaas oo murtadiinta looga dilay ugu yaraan 10 askari.

Mujaahidiintu waxay sidoo kale shaaciyeen qanaa’imta kala duwan ee ay kusoo furteen weerarkaasi, ilaa 3 gaari ayaa lagu soo qaniimeystay weerarka, waxaa sidoo kale qaniimada ka mid ah hub kala duwan, sida laba qori oo Dhashiike ah, hal qori oo Hoobiye ah gaar ahaan nooca lixdanka, diyaarad aan duuliye lahayn, gaar ahaan nooca (Mafic 3), 10 qori oo BKM ah, 4 qori oo RBG ah, 26 qori oo Kalaashinkoof ah, 36 mooto, kimiyo culus oo rassaas kala duwan ah iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ah.

Mu’assasada Al-zallaqah oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiin, ayaa dhankeeda faafisay sawirrada qanaa’imta kala duwan ee ay mujaahidiintu kuso furteen weerarkan barakaysan, waxaana sawirada qayb ka ah gaadiidka ciidan, mootooyinka, iyo hubka kala duwan.

Sidoo kale, waxay mujaahidiintu weerar abaabulan oo toos ah ku qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen murtadiinta Burkiina Faso, saldhigga 1-aad ayaa kuyaal Irna oo ka tirsan gobolka Banfora, waxay weerarkan ku dileen 3 askari oo murtadiin ah, waxayna mujaahidiintu qaniimeysteen laba qori oo Kalashinkof ah, laba mooto iyo agabyo kala duwan oo kuwa ciidanka ah.

Weerarka labaad oo ahaa mid xooggan, waxay mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga ciidamada Burkiiniyiinta ay ku leeyihiin Liyo ee gobolka Banfora, waxaa halkaasi lagu dilay 6 askari oo murtadiin ah laba qori oo Kalaashinkoof ah iyo agabyo kala duwan oo kuwa ciidanka ah.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Qanaa’imta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-08-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -21-08-1445 Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada