Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shacabka Gobollada Waqooyiga Oo Ka Hor-yimid Aqoonsiga Yahuudda Ee Somaliland.
  • Allposts
  • Warar

Shacabka Gobollada Waqooyiga Oo Ka Hor-yimid Aqoonsiga Yahuudda Ee Somaliland.

December 27, 2025

Diidmo xooggan ayaa laga muujiyay aqoonsiga maamulka sahyuuniyadda ee Yahuudda uu siiyay maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee la magac baxay Somaliland ee fadhigiisu yahay waqooyiga Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha maamulka gumeystaha Yahuudda, Benyamiin Netanyaahu ayaa gelinkii dambe ee shalay dowlad madax bannaan u aqoonsaday maamul goboleedka ashahaada la dirirka Somaliland ee uu madaxa ka yahay murtad Cabdiraxman Cirro.

Tan iyo markii uu Netanyahu ku dhawaaqay aqoonsiga uu siyay maamulkaasi waxay masuuliyiinta maamulkaasi ku jireen abaabul xooggan oo taageero iyo garab istaag loogu raadinayo aqoonsigaasi, balse bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa si wayn uga hor-yimid tallaabada Netanyaahu.

Culimo, waxgarad, haween, dhalinyaro iyo waayeel, ayaa si wayn uga hor-yimid tallaabada lagu aqoonsaday maamulkaasi, kuwaas oo ku kala sugan gobollada waqooyi oo ay ugu horrayso Hargaysa, dadkaasi qaarkood ayuu maamulkan Riddada xabsiga u taxaabay, kuwaas oo loo haysto inay kasoo horjeesteen aqoonsiga maamulkaasi uu ka helay maamulka Yahuudda.

Dadka sida wayn uga hor-yimid arrintaasi waxaa ka mid ah bulshada ku dhaqan gobolka Awdal, gaar ahaan magaalada Boorama oo xarun u ah gobolkaasi.

Warbaahinta oo microphone-ka la dhex-martay bulshada ku dhaqan Boorama oo isugu jirta waayeelka dhalinyarada iyo haweenka, ayaa waxay si isku mid ah u diideen wax lala yaabona ku tilmaameen aqoonsiga maamulka Yahuudu siiyay maamulka fadhigiisu yahay Hargaysa, waxayna qorshaha aqoonsiga la xiriiriyeen in uu qayb ka yahay sidii ay Yahuuddu Itoobiya ugu boobi lahayd khayraadka dhex ceegaaga gobolkaasi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-07-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -07-07-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.

July 28, 2026
Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Hiiraan Iyo Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Hiiraan Iyo Mandheera.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Safar-1448-Hijri.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada