Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shacabka Yaaqshiid Oo Dhigay Isku Soo Bax Ka Dhan Dhul-boobka Iyo Wiil Laga Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Shacabka Yaaqshiid Oo Dhigay Isku Soo Bax Ka Dhan Dhul-boobka Iyo Wiil Laga Dilay.

November 22, 2025

Isku soo bax ballaaran oo ka dhan dhul-boobka kooxda Riddada ayaa ka dhacay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, halkaas oo kooxda Riddadu ka waddo dhul-boob xooggan.

Shacabka ku dhaqan xaafadda Tookiyo ayaa si wayn kaga dhiidhiyay qorshe barakicin iyo burburin ah oo kooxda Riddadu xaafaddaasi ka samaynayso, waxayna dhigeen isku soo bax ka dhan ah dhul-boobkaasi.

Maleeshiyo ka tirsan Booliiska Riddada oo kooxda Riddadu usoo hubeysay inay is hor-taag ku sameeyaan kacdoonka shacabka, ayaa rassaas nool nool u adeegsaday dadka rayidka ah, waxayna taasi keentay dhimashada hal wiil oo dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Cabdi Raage.

Hooyada dhashay wiilkan dhalinyarada ah oo xalay warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in wiilkeeda ay dishay xabbad uu si bareer ah ugu soo riday askari murtad ah oo Booliiska ka tirsan.

Qaar ka mid ah bulshada xaafadda Tookiyo ee ay guryahooda duullaanka ku tahay kooxda Riddada Gurguurte, ayaa si adag uga hadlay boobka lagu hayo, waxay sheegeen inay iska difaaci doonaan duullaanka lagu hayo guryahooda oo ah mid gaar ah oo ay boqol sano kabadan degganyihiin oo ay ab ka ab iska dhaxleen.

Maleeshiyada Riddada, ayaa sidoo kale lasoo wariyay inay xabsiga degmada Yaaqshiid dhigeen nin muuqaal duube ah oo ku sugnaa xaafadda Tookiyo ee isku soo baxyadu ka socdeen ee lagu dilay wiilka dhalinyarada ah.

Xaaladda xaafadda Tookiyo ayaa weli kacsan, waxayna dadka shacabka ah go’aansadeen inay si adag uga dhiidhiyaan dhul-boobka iyo barakicinta ay kooxda Riddadu ka waddo halkaasi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 01-06-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-06-1447-Hijri.

Related Stories

Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goidiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goidiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-11-1447-Hijri.

April 21, 2026
Mugdi Iyo Hubanti La’aan Dul-hoganaysa Jihada Wadahadallada Islamabad.
  • Allposts
  • Warar

Mugdi Iyo Hubanti La’aan Dul-hoganaysa Jihada Wadahadallada Islamabad.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada