Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sheekh Abuu Usaama Oo Ka Hadlay Rayid Mareykanku Dilay Iyo Arrimo Kale Oo Muhim Ah.
  • Allposts
  • Warar

Sheekh Abuu Usaama Oo Ka Hadlay Rayid Mareykanku Dilay Iyo Arrimo Kale Oo Muhim Ah.

June 30, 2019

Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Shabeelaha Hoose, Sheekh Muxamad Abuu Usaama oo meel munaasabad ah ka khudbeenayay ayaa soo hadal qaaday tacaddiyo kala duwan oo uu Mareykanku ka wado gobolka Shabeelaha Hoose.

Ugu horreyn waxa uu u tacsiyeeyay nin ganacsade caan ahaa lagana yaqaanay inta badan Jubooyinka iyo Sh/hoose oo uu Mareykanku todobaadkii lasoo dhaafay ku dilay duqeyn diyaaradeed oo uu ugu geystay meel 18km u jirta degaanka Kuunyobarrow.

Taliska Mareykanka ee Africom ayaa sarkaal Al-Shabaab ah ku tilmaamay ganacsade Aboow Cali Waardiyoow oo uu degaankiisu ahaa Arabow oo hoos taga Bu’aale. Sheekh Abuu Usaama ayaa sheegay in dhaqanka Mareykanka uu noocaan yahay islamarkaana aaney jirin qolo gaar ah oo uu la dagaashan yahay balse uu cadaw u arko qof walba oo ashahaata.

Dadka degaanka Arabow iyo dhammaan tuulooyinkii uu ka shaqeysan jiray Aboow ayaa la yaabay warka Mareykanka oo ay ku tilmaameen mid jees-jees ah, waxaana ay sheegeen in tacaddigaasi uu yahay godob diiwaanka ugu jirta oo aaney hilmaami doonin.

Waaliga Sh/hoose ayaa murugada la qeybsaday ehellada ninkaasi, beeraleyda, xoolaleyda iyo gaadiidleyda ahaa kaasoo dilkiisa ay ku agoontoobeen 13 caruur ah oo 2 kamid ah caloosha lagu wado.

Mareykanka ayaa dadkii uu hadda ka hor Bariire ku laayay ku tilmaamay iney ahaayeen Shabaab kuwaasoo meydadkooda la geeyay CID- saxaafadduna ay indhaheeda ku aragtay iney xataa caruur kamid ahaayeen.

Sheekh Abuu Usaama ayaa dhanka kale ka hadlay hawl gallo ay si wada jir ah u sameeyaan Mareykanka iyo ciidamada uu ku ugaarto ee Bankarafta la yiraahdo, hawlgalladaas oo lagu soo af duubto beeraleyda iyo xoolaleyda.

Ujeedada hawl galladan ayuu Sheekhu sheegay iney yihiin kuwa uu Mareykanku ku doonayo inuu si qasab ah jawaasiis ugu qorto, waayo dadka ay qafaashaan ayuu tilmaamay iney sii deyntooda shuruud uga dhigaan iney jawaasiis u noqonayaan, “waana aragnay” buu yiri’ dad ay sidaas ula soo dhaqmeen.

Ugu dambeyn wuxuu bulshada uga digay dhagarahaas oo uu ku tilmaamay iney yihiin kuwa ay il gaar ah ku hayaan.

Halkan Ka Degso Kalimadda Waaliga

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Lagu Dilay Wilaayada Baay Iyo Bakool.
Next: Dagaal Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Deegaanka Bariire.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada