Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shil Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Jabuuti.
  • Allposts
  • Warar

Shil Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Jabuuti.

September 7, 2024

Shil xooggan oo khasaare kala duwan gaystay ayaa maanta ka dhacay meel u dhow magaalada Carta ee waddanka Jabuuti.

Ilo wareedyo dhanka deegaanka ah ayaa soo wariyay in shilkan gaari uu ka dhacay waddada isku xirta magaalooyinka Carta iyo caasimadda, gaar ahaan halka lagu magacaabo PK30 ee ku dhow Carta.

Shilka ayaa yimid kaddib markii ay isku dhaceen gaari nooca xamuulka qaada iyo baabuur nooca Baska dadweynaha, waxaana goobtaasi laga diiwaan geliyay khasaare kala duwan oo dhaawacyo u badan.

Gaadiid ka baxay dhanka Carta ayaa lasoo sheegay inay daabuleen ilaa 20 qof oo dhaawacyo kala duwan qaba, waxaana lasoo wariyay inay xaaladdiisu daran tahay darawalkii waday mid ka mid ah gaadiidka isku dhacay.

Sawirro lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinayay burburka gaaray gaadiidka isku dhacay iyo gaadiid kale oo ku xayiran goobta ay dhacdadu ka dhacday, waddada uu shilku ka dhacay ayaana ahayd mid ciriiri ah.

Dhaawacyada labaatanka qof ayay wararku sheegayaan in la kala geeyay cisbitaallada kala duwan ee kuyaal magaalada jabuuti ee caasimadda u ah waddankaasi, waxaana xusid mudan in shilalka gaadiidka ay ku soo bateen waddada isku xirta magaalooyinka Carta iyo tan caasimadda ah, taasi oo ay sabab u tahay xawliga iyo darawalada oo si taxadar la’aan ah u kaxeeya gaadiidka, sidoo kale waxaa loo aaneeyaa shilalkaasi in uu jiro ciriiri badan oo ka dhasha gaadiidka waaweyn ee xamuulka qaada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-03-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-03-1446 Hijri.

Related Stories

Kooxo Soomaali Ah Oo Markab Shidaal Ku Qabsaday Xeebaha Gobolka Bari.
  • Allposts
  • Warar

Kooxo Soomaali Ah Oo Markab Shidaal Ku Qabsaday Xeebaha Gobolka Bari.

April 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Dulqicdah-1447-Hijri

April 25, 2026
Sanbaloolshe Oo Qiray Dabadhilifnimada Villa Somalia Iyo Jabka Ku Dhacay Maleeshiyadiisa.
  • Allposts
  • Warar

Sanbaloolshe Oo Qiray Dabadhilifnimada Villa Somalia Iyo Jabka Ku Dhacay Maleeshiyadiisa.

April 25, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada