Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sucuudiga Oo Weeraray Maraakiib Shixnado Hub Ah Siday Oo Imaaraadku Leeyahay.
  • Allposts
  • Warar

Sucuudiga Oo Weeraray Maraakiib Shixnado Hub Ah Siday Oo Imaaraadku Leeyahay.

December 30, 2025

Si lama filaan ah ayay dowladda Aala-Sacuud u qaadday tallaab omelleteri iyo mid siyaasadeed oo ka dhan ah xukuumadda dabadhilifka Imaaraatka Carabta.

Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka taxaalufka Carabta ee Sacuudigu hoggaamiyo ay weeraro culus ka geysteen dekadda magaalada Almukalla ee wadanka Yemen halkaas oo ay gacanta ku hayaan maleeshiyaad daacad u ah dowladda Riddada Imaaraatka Carabta.

Turki Almaaliki oo ah afhayeenka ciidanka Sacuudiga ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in ay beegsadeen 2 Markab oo Imaaraatku leeyahay xilli ay saanado hub ah iyo gaadiid gaashaaman kasoo daabuleen dekadda magaalada Alfujeyrah ee wadanka isku tagga Imaaraatka Carabta.

Aala Sacuud ayaa ku eedeeyay naaquudayaasha Maraakiibta ay beegsadeen in ay demiyeen aaladaha isgaarsiinta ee lagula socdo dhaq-dhaqaaqyada maraakiibta si ay hub fara badan usoo geliyaan dalka Yemen.

Muuqaallo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinayay holac ka baxaya dekadda magaalada Mukalla waxaana gubtay tobaneeyo gaadiid gaashaaman ah iyo keydad rasaas ah.

Saacado kadib xukuumadda dabadhilifka Yemen ee taabacsan Aala-Sacuud ayaa soo saartay go’aan ay ku amrayso in ciidamada Imaaraatka Carabta uga baxaan Yemen muddo 24 saac gudahood ah.

Rashaad Alcaliimi oo ah madaxweynaha Yemen ee aqoonsiga caalamiga ah heysta ayaa Imaaraadka ku eedeeyay taageeridda maleeshiyaad gooni-ugoosad ah isla markaana uu halis ku yahay midnimada Jamhuuriyadda Yemen.

Wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda Aala-Sacuud ayaa iyana bayaan ay soo saartay ku sheegtay in dowladda Imaaraatka Carabta ay halis amni ka waddo mandiqadda gaar ahaan dalka Yemen.

Dhacdooyinkan ayaa bar-bilaaw u ah isku-dhac hubaysan oo dhaxmari doono xukuumadaha Riddada Aala Sacuud iyo Imaaraatka Carabta kuwaas oo 10-kii sano ee lasoo dhaafay xasuuq ka geysanayay dalka Yemen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-07-1447-Hijri
Next: Turkiga Oo Ku Dhawaaqay In 2026-ka Ay Billaabi Doonaan Qodista Shidaalka Soomaaliya.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada