Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Suudaan: Bililiqo Iyo Dhac Baahsan Oo Laga Soo Sheegayo Khurtuum Sanad Kadib Markii RSF Ay Baneeyeen Magaaladaasi [Warbixin]
  • Allposts
  • Warar

Suudaan: Bililiqo Iyo Dhac Baahsan Oo Laga Soo Sheegayo Khurtuum Sanad Kadib Markii RSF Ay Baneeyeen Magaaladaasi [Warbixin]

February 1, 2026

Magaalada Khartuum oo ah caasimada dalka Suudaan waxaa warar soo baxaya ay sheegayaan in bililiqo hantiyeed oo qorsheysan ay martigelineyso magaaldaasi sanad uun kadib markii halkaas ay isaga baxen maleyshiyaatka RSF oo lagu eedeynayay inay masuul ka yihiin dhacdooyinka noocan ah.

Sida laga soo warinayo dad goobjoogayaal ah, xaafado ka mid ah caasimadda ayaa isku baddalay suuqyo furan oo lagu iibiyo hanti la dhacay, iyada oo aan jirin cabsi laga qabo isla xisaabtan ama dabagal.

Dhacan baahsan oo lagu sheegay mid lasoo abaabulay ayaa sidoo kale saameysay qidaacyo kale oo la xiriira kaabeyaasha dhaqaalaha.

Taqaariir iyo warbixino gudaha ah ayaa muujinaya in shakhsiyaad xiran darees ciidan ama amni lagu tuhunsan yahay inay qayb ka yihiin bililiqada, si toos ah ama si dadban.

Shakhsiyaadkaas ayaa bixiya ilaalin, fududeyn iyo ka qaybgal toos ah oo ku aadan dhaca sii baahaya ee laga soo diiwaangeliyay gudaha magaalada Khurtuum.

Qaar kamid ah dadka sida dhow ula socda arimahan waxay sheegeen in falalka dhaca ah mararka qaar loo dhigo sida ol’oleyaal amni, halkaas oo lagu sheego in lagu baarayo unugyo qarsoon, balse ay dhabta howlgalladaas ay tahay la wareegida hanti shacab.

Khubaro ayaa ku tilmaamay bililiqada mid xargaha goosatay oo sii wiiqeysa amniga, waxayna si isku mid ah u saameyneysaa ayey yiraahdeen dadka rayidka iyo barakacayaasha.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-08-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-08-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 27-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 27-01-1448-Hijri.

July 12, 2026
Sarkaal Lagu Dhaawacay Howlgal Ka Dhacay Beledweyne.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Lagu Dhaawacay Howlgal Ka Dhacay Beledweyne.

July 12, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-01-1448-Hijri

July 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada