Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Suuqa Bakaaraha Oo Maanta U Xiran Lacagaha Baadda Ee Xassan Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Suuqa Bakaaraha Oo Maanta U Xiran Lacagaha Baadda Ee Xassan Gurguurte.

February 8, 2025

Waxaa maanta oo Sabti ah inta badan xirmay ganacsiga suuqa ugu wayn Soomaaliya ee Bakaaraha, kaddib markii ganacsatadu ka gadoodeen lacago baad xad-dhaaf ah oo kooxda Ridadu soo rogtay.

Xirnaashaha suuqa Bakaaraha ayaa yimid kaddib war qoraal ah oo kasoo baxay ganacsatada Soomaaliyeed, kuwaas oo go’aamiyay in albaabada loo laabo xarumaha ganacsiga ee magaalada Muqdisho, waxay sidoo kale sheegeen inay lasoo darseen caqabado buura ah oo kaga yimid kooxda Riddada Soomaaliya, oo dhammaan ku dul-wareeganaya baad iyo handadaad joogto ah.

Waxay sheegeen in ganacsiga caasimadda uu dhulka galay, sababo la xiriira lacagaha baadda isdaba joogga ah ee ka imaanaya kooxda Riddada, si gaar ah wasaaraddeeda maaliyadda, sidoo kale go’aankii dhowaan kasoo baxay taliska booliska Riddada ayay sidoo kale si adag uga soo horjeesteen ganacsatadu, kaasi oo dhigayay inay qaataan waxay ugu yeereen warqad dambi la’aan ah, taasi oo ujeedkeedu yahay lacagaha baadda ah ee kooxda Riddadu doonayso.

Wazaaradaha Riddada kaliya ma ahane waxay sheegeen in qorshaha boobka ay qayb wayn ka yihiin hayadaha amniga Ridada sida ha’yadda sirdoonka ee NISA loogu yeero, taas oo suuqyada ganacsiga ka billowday hanjabaad iyo in ay xiraan goobaha dadku ku shaqeystaan, iyaga oo baad doon ah, sida lagu sheegay warka soo baxay.

Arrimahan oo is biirsaday ayay ganacsatadu sheegeen inay ka wadi waayeen shaqooyinkii ay hayeen, waxay taasi keentay sida ku cad war qoraalka kasoo baxay in ganacsiga magaalada uu hoos u dhac wayn ku yimid, sidaas darteed na ay go’aamiyeen in maanta albaabada la isugu laabo dhammaan suuqyada magaalada Muqdisho.

Go’aanka ay isku raaceen ganacsatada gobolka Banaadir ayaa maanta si wayn looga dareemay suuqa Bakaaraha ee ugu wayn Soomaaliya, muuqaallo iyo sawirro lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayay suuqa oo haawanaya, qaar ka mid ah ganacsatada oo warbaahinta la hadlay waxay sheegeen in maleeshiyada NISA ee baad doonka ah ay dhibaato xoog leh ku hayaan ganacsiga xorta ah ee caasimadda, waxay intaas ku dareen in ciddii ka dhaga adeegta oo bixin waysa baadda ay doonayaan lagu qasbayo in uu albaabada isugu laabo ganacsigiisa.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -09-08-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -09-08-1446 Hijri.

Related Stories

Xog Laga Helay Halka Uu Isku Qarinayo Madaxweynaha Dalka Maali.
  • Allposts
  • Warar

Xog Laga Helay Halka Uu Isku Qarinayo Madaxweynaha Dalka Maali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Dulqicdah-1447-Hijri

April 28, 2026
Deni Oo Shaaciyay Go’aanka Maamulkiisa Kaddib 15-ka May.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Shaaciyay Go’aanka Maamulkiisa Kaddib 15-ka May.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada