Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Suuqa Ugu Wayn Soomaaliya Oo U Xiran Baadda Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Suuqa Ugu Wayn Soomaaliya Oo U Xiran Baadda Kooxda Gurguurte.

August 18, 2024

Waxaa maanta gabi ahaanba xiran suuqa ugu wayn Soomaaliya ee Bakaaraha iyo suuqyada kale ee kuyaal magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, markii kooxda Riddada Soomaaliya ay kordhisay lacagaha baadda ah ee ay ka qaado shacabka Soomaaliyeed ee magaalo madaxda ku dhaqan.

Go’aankii ay qaateen ganacsatada ka howlgala gobolka Banaadir ee ay ku diideen lacagaha baadda ah ee ay dul-dhigtay dowladda Riddada ah, ayaa ka dhaqan galay magaalada, kaasi oo durba maanta si wayn looga dareemay suuqyada caasimadda, muuqaallo iyo sawirro laga qaaday suuqyada caasimadda ugu wayn ayaa muujinaya goobaha ganacsiga oo haawanaya.

Nooca cusub ee baadda Riddada, ayaa dhigaya in qof waliba oo wax ka iibsanaya Muqdisho ay ka go’ayso %5, taasi oo keentay inay diidmo xooggan ka muujiyaan ganacsatadu, iyadoo ay xusid mudan tahay inay ganacsatadu sidoo kale joojiyeen dhaqdhaqaaqa dekadda Muqdisho oo maanta hakad ku jira, waxayna sheegeen in dhaqdhaqaaqa ganacsi ee magaaladaasi, uu sidan sii ahaan doono ilaa inta kooxda Riddadu boobka dhaqaale ka laabanayso.

Kooxda Xasan murtad oo dareentay culayska go’aanka ganacsatada, ayaa xabsiga dhigtay qaar ka mid ah ganacsatada gobolka Banaadir, kuwaasi oo la sheegay inay kaxaysteen maleeshiyaad ka tirsan hayadda sirdoonka Riddada ee NISA.

Kooxda Riddada oo ka jawaabaysa qalqalka ganacsi ee ay ka abuurtay caasimadda, ayaa waxay saaka ka hadal siisay ninka ugu magacaaban wasaaradda maaliyadda, murtad Biixi Iimaan, kaasi oo isagoo uu qalqal iyo isku dhex yaac ka muuqdo lasoo hor joojiyay warbaahinta, isagoo sheegay in kaliya dowladdiisu lacagaha ka goosan doonto qofka wax ka iibsanaya caasimadda, balse aysan u dan lahayn lacagaha kale ee taleefannada gacanta ku jira.

Kooxda Riddada ah, ayaa amar ku siisay maleeshiyaadkeeda inay qasab ku furaan goobaha ganacsi ee suuqyada magaalada Muqdisho, kuwaas oo shaqo joojin looga dhawaaqay, kaddib lacagaha baadda ah ee Riddada.

Wariyeyaasha ka howlgala Muqdisho, ayaa sheegay in saaka laga hor istaagay inay soo tabiyaan xaaladda suuqa ugu wayn Soomaaliya ee Bakaaraha, maleeshiyaadka sirdoonka Riddada ee (NISA) loogu yeero, ayaana lagu soo daadiyay suuqa, kuwaas oo warbaahinta ka hor istaagay inay tabiyaan xirnaanshaha suuqa, sidoo kalena loo xil saaray inay qasab ku furaan xarumaha ganacsi ee magaalada.

Ganacsatada ka howlgala magaalada, ayaa warbaahinta gudaha u sheegay inaysan furi doonin goobahooda ganacsiga, awoodinna bixinta lacagaha tira beelka ah ee ay dul-dhigtay dowladda Riddada, kuwaas oo uu ugu dambeeyay go’aankii qofka wax iibsanaya ay dowladda Riddada ku goosanayso boqolkiiba 5.

Muuqaal lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinayay go’aanka wadajirka ah ee ay qaateen ganacsatada caasimadda.

Arinta dabka kusii shiday kacdoonka ganacsatada ayaa ah hadal uu xalay jeediyay Xasan murtad, kaasi oo uu ugu goodiyay dadka ganacsatada ah, kuwaas oo ka biya diiday lacagaha baadda ah ee ay soo kordhisay dowladdiisa, wuxuuna ganacsatada ku tilmaamay kuwa fowdo iyo qas u joog ah.

Dhanka kale mar uu murtad Gurguurte ka hadlayay halka lacagahan baadda  ah ay gaynayaan maadaama dadka ku dhaqan caasimadda waddanka ay sheegeen inaan wax adeegyo bulsho ah loogu qaban, waddooyinka Muqdishana ay noqdeen balliyo biyo fariisad ah, nadaafad darradana ay astaan u noqotay magaalo madaxda dalka, ayaa sheegay in dowladdiisu lacagahaasi baadda ku kaabayso maleeshiyaadkeeda Riddada ah ee furimaha dagaalka ku dacdarraysan ee baahiyuhu dilloodeen, loona haynin wax dhaqaale ah, Gurguurte ayaa dhanka kale xaqiijiyay in askar looga dilay howlgal barakaysan oo qarax ah oo shalay ka dhacay gudaha degmada Dayniile ee Muqdisho, laguna beegsaday goob isku imaatin ah oo ay ku sugnaayeen ilaa iyo 40 askari, 15 askarina goobta looga dilay, halka tiro intaasi ka badanna Allaah fadligiis qaraxa looga dhaawacay.

Ugu dambayn waxaa maanta socdo abaabulan xooggan oo ganacsatadu ugu jiraan inay ku sameeyeen isku soo baxyo ay kaga soo horjeedaan lacagaha baadda ah ee ay soo rogtay dowladda Riddada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -14-02-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-02-1446 Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada