Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliska Ciidanka Mareykanka Oo Sheegay In Mujaahidiinta Dhaalibaan Ay Hareereeyeen Afghanitan
  • Allposts
  • Warar

Taliska Ciidanka Mareykanka Oo Sheegay In Mujaahidiinta Dhaalibaan Ay Hareereeyeen Afghanitan

January 16, 2018

16 Sanadood oo Xulifada Mareykanku Hoggaaminayo ay awoodooda isugu geeyeen dalka Muslimka ah ee Afghanistan, hadane xamladoodii way guuldareysatay, gardarradoodii iyagey ku noqotay, kibirkoodiina waa jabay, garabkoodana ALLAH ayaa ka baxay.

Maanta oo dagaalka dalkaas uu qaan gaar dhaafay, Umadaha Saliibkuna ay naf iyo maal hureen, waxey xaaladdu ku biyo shubatay in magaalada caasimadda ah ee Kabul ay go’doosan tahay, askarta Jinsiyadaha kala duwan leh ee NATO ay awooddooda ugu weyn ku bixinayan sidii ay isu badbaadin lahaayeen.

La arag oo la maqal guuldarradan, laakin dadka reer Afghanistan oo lagu yaqaano diin jaceyl iyo gobannimo ayaa hore u lagday nidaamkii Soveit-ka, maantana waxey ALLAH FADLIGIIS isla wadadaas marsiinayaan xulifada shisheeyaha soo duulayaasha ah.

Xaaladdan murugada ee u soo hoyatay Kufriga ku duulay Afghanistan iyo dabadhilifyadooda ayaa waxaa iclaamiyay oo qirtay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afghanistan, gaalka lagu magacaabo John Nikelson, kaas oo ka digay cawaaqib xumida dhici doonta.

Taliyuhu wuxuu sheegay in Ciidamada Mareykanka oo ahaa kuwii ugu tunka weynaa isbaheysatada ku duushay Afghanistan in aaney lug uga bixi Karin magaalada Kaabul oo ay hadda maciin bideen isku socodkooda dhan in diyaarado ay adeegsadaan.

Arrinta xiisaha leh ayaa ah in xittaa taliyahan uu qirayo mooraal jabka weyn ee ku dhacay Huwanta ku duushay dalkaasi isagoo halkii uu sheegi lahaa qorshe dagaal uu si cad u sheegay howsha markaan ineysan ka badnaan doonin, isbad-baadin iyo madax biyo ka ceshad naflacaarinnimo muujinaya.

Sidoo kale madaxweynaha maamulka Kaabul Ashraf Gani oo wareysi siiyay warbaahin laga leeyahay Mareykanka ayaa iclaamiyay 3 maalmood inuu ku dumi doono maamulkiisu haddii Meesha uu ka baxo Mareykanka.

Wuxuu ku baaqay in maamulkiisa laga soo gaaro, isagoo ku cataabay in kumannaan geeri doon ah oo Taaliban soo diyaarisay ay ku soo zaxfinayaan magaalada caasimadda ah ee Kaabul.

Xoogaaga Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ayaa hore u qabsaday dhul baahsan oo ka mid ah dalka Afghanistan, waxaana muuqaneysa sanadihii dhabar adeygga, thabaatka iyo Jihaadka, ribaadka iyo rafaadka in ALLAH uu ugu badalayo Nasri muuqda, taas oo noqon doonto Farxadda Muslimiinta,

ويومئد يفرح المؤمنون بنصر الله
والحمد لله رب العالمين

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Labo Sano Ka Dib Weerarkii CeelCadde, Kenya Maxay Ka Baratay Duullaankii Soomaaliya (Warbixin+Falanqeyn)
Next: Weerar Dhabba Gal Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Buurhakabo.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada