Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliyihii Ammaanka R/Wasaare Kheyre Oo Isku Dhiibay Dowladda Biljamka.
  • Allposts
  • Warar

Taliyihii Ammaanka R/Wasaare Kheyre Oo Isku Dhiibay Dowladda Biljamka.

January 30, 2018

Mas’uul sare oo katirsanaa Xafiiska R/wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska dhiibay mid kamida wadamada Qaaradda Yurub kadib socdaal shaqo uu halkaas ku tagay.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Ayuub Cali oo ahaa taliyihii dhanka ammaanka ee Xasan Cali Kheyre uu iska dhiibay wadanka Jarmalka kadib markii uu R/wasaaraha ku wehliyay socdaalkii uu ku tagay magaalada Devos ee wadanka Switzerland.

Saxafiyiin caan ah ayaa baraha bulshada ku faafiyay warka sheegaya in Ayuub Cali oo ay qaraaba hoose yihiin uu iska dhiibay qaaradda Yurub, sawirrada taliye Ayuub oo daba ordaya Xasan Cali Kheyre ayaa sidoo kale lafaafiyay.

Ayuub Cali ayaa ahaa madaxii ilaalada gaarka ah ee Kheyre wuxuuna uqaabilsanaa ammaanka, lama sheegin sababta uu isaga dhiibay qaaradda Yurub balse waxay wariyaashu ku sheegeen arrima ammaan maadaama Xukuumadda Kheyre ay Muqdisho ka geysatay falal dambiyeedyo ay kamid yihiin dilal ay ku fulisay dhalinyaro ku eedeysan dambiyada waxa loogu yeero Argagaxiso iyo weerar lagula kacay siyaasiyiin caan ah.

Saraakiisha ilaalada u ah Kheyre ayaa aaminsan in mar uun xilka qaadis lagu sameyn doono R/wasaaraha kadibna uu dib ugu laaban doono wadanka Norway ee uu ka yimid cidda kaliya ee laga aargoosan doonana ay iyaga tahay sidaasna ay isugu dhiibayaan dowlado shisheeye haddii ay fursad uhelaan.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Kolanyo Kenyaati Ah Oo Qarax Lagula Beegsaday Jubba Hoose.
Next: Dhageyso Nabadoon Casir Oo Ka Hadlay Calaacalka Taliye Subagle.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 18, 2026
Warbaahin Laga Leeyahay Uganda Oo Shaacisay In Ciidanka AUSSOM La Kulman Khasaare Baaxad Leh.
  • Allposts
  • Warar

Warbaahin Laga Leeyahay Uganda Oo Shaacisay In Ciidanka AUSSOM La Kulman Khasaare Baaxad Leh.

August 18, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-03-1448-Hijri.

August 18, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada