Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliyihii Nabadsugidda Deegaanka Tiida Oo Qarax Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Taliyihii Nabadsugidda Deegaanka Tiida Oo Qarax Lagu Dilay.

March 26, 2018

Qarax ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah xaafada Oodweyne ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho,iyadoona faahfaahin laga helayo khasaaraha ka dhashay.

Qaraxan oo dhawaaqiisa si aad ah looga maqlay inta badan xaafadaha degmada Dayniile iyo degmooyinka jaarka la ah waxaa lala beegsaday Gaari nooca raaxada ah oo ay la socdeen saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan qeybta Ashahaado la dirirka dowlada Riddada.

Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa lagu dilay taliyihii maleeshiyaatka Ashahaado la dirirka deegaanka Tiida ee degmada Dayniile iyo Afar askari oo la socotay kuwaasi oo Labo ka mid ah ay daqiiqado kadib u baqtiyeen dhaawacyo culus oo qaraxaasi kasoo gaaray.

Taliyaha lagu dilay qaraxan ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Fitaax Barre Mucalim kaasi oo ahaa sarkaal si aad ah u dhibay shacabka ku dhaqan xaafada Tiida iyo guud ahaan degmada Dayniile,isugu geynta Tirada Murtadiinta ee qaraxan lagu dilay waa Shan Murtadiin oo isugu jirta Taliyaha iyo Afar askari oo la socotay.

Qaraxan ka dhacay xaafada Oodweyne ee degmada Dayniile ayaa kusoo aadaya xilli galinkii dambe ee shalay qarax ka dhacay Bar Controol oo Murtadiinta ay dhigteen agagaarka Isgoyska Sayidka taasi oo ah Goob laga ilaaliyo xarumaha madaxtooyada iyo midda Baarlamaanka Murtadiinta lagu dilay 13 ka mid ah Saraakiisha iyo Maleeshiyada Kooxda ridada Soomaaliya,Inta ugu badan xubnahaas dhintay ayaa ah ilaalada Gaarka ah ee Madaxtooyada.

Afar Maalin ka hor ayeey aheed markii weerar  ka dhacay goob bar kulan u ah Murtadiinta oo ku taalla ka soo horjeedka hoteelka Wehliye ee magaalada Muqdisho lagu dilay inka badan 20 isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan Murtadiinta.

Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab ayaa mudooyinkii dambe sii kordhiyay weerarada ka dhanka ah Kufaarta Iyo Murtadiinta ee ay ka fulinayaan gudaha magaalada Muqdisho.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xuuthiyiinta Oo Gantaalo Ku Garaacay Gooba Ka Tirsan Dalka Sacuudiga.
Next: Inkabadan 100 Ruux Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Suuq Ku Yaala Ruushka.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-07-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-07-1447 Hijri.

January 14, 2026
Xassan Gurguurte Oo Ku Cataabay In Imaaraadku Si Xun Ula Dhaqamay Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Xassan Gurguurte Oo Ku Cataabay In Imaaraadku Si Xun Ula Dhaqamay Kooxdiisa.

January 14, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-07-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-07-1447-Hijri.

January 14, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)

January 10, 2026

Sawirro

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada