Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Toban Askari American Ah Oo Lagu Dilay Bartamaha Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Toban Askari American Ah Oo Lagu Dilay Bartamaha Afghanistan.

August 13, 2018

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa weerar dhabba gal ah u dhigeen kolano isugu jirta ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Ridada Kaabul kuwaasi oo gurmaad ahaan uga baxayay Wilaayada Meydaan Work waxeyna kusii jeedeen dhanka magaalada Gazi oo dagaallo culus ay ku dhexmarayaan ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan iyo kuwa ridada Murtad Asharaf Gani.

Kolanyada Kufaarta iyo Murtadiinta isugu jirta ayaa markii ay marayeen agagarka magaalada Sayid Abaad ee Bartmaha dalka Afghanistan ayeey la kulmeen weerar culus oo dhabba gal ah kaasi oo isugu jira dagaal toos ah iyo qaraxyo.

Inta la xaqiijiyay ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan waxey kamiinkan ku dileen Toban askari oo saliibiyiinta Mareykanka ah iyo 35 askari oo ah kuwa Ridada Kaabul,waxeyna sidoo kale gubeen Labo gaari oo ah noocyada gaashaaman.

Diyaarado elecobtar ah oo soo caga dhigtay ayaa goobta ka qaaday baqtiyada askarii Americanka ee lagu dilay weerarkaasi dhabba galka ah,waxeyna wararku intaas raacinayaa in sidoo kale diyaaradahaasi ay qaadaan dhaawacyada tiro kale oo askar ah

Dhanka kale Muddo Afar Maalmood oo xiriri ah waxey dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan iyo maleeshiyaatka Ridada Kaabul oo garab ka helaya Saliibiyiinta Mareykanka.

Dagaaladan ayaa khasaara culus lagu gaarsiiyay Maleeshiyaatka Murtad Asharaf Gaani,iyadoona ciidamada Mujaahdiinta Dhaalibaan ay la wareegeen gacan ku heynta inta badan magaalada Gazni.

Goobaha Mujaahidiinta ay la wareegeen waxaa ka mid ah dhismaha xarunta maamulka Gobalka Gazni,Xabsiga dhexe ee magaalada iyo garoonka diyaardaha Qadiimiga ee magaaladaasi,waxeyna ciidamada Mujaahidiinta Xabsiga ka sii daayeen shacab aad u fara badan oo si xaqdaro ah ugu xirnaay xabsigaasi.

Sidoo kale ciidamada Mujaahdiinta ayaa dagaaladan ka socday ku dilay askar fara badan oo kuwa Ridada ah tiro kalane nolasha ayey ku qabteen,iyagoona sidoo kale dagaaladaas ku gubay inka badan 20 gaari oo noocyada dagaalka ah,waxaana intaas u sii dheer iney qaniimeysteen hub fara badan.

Dagaalkan maalmaha xiriirka ah ka socda magaalada Gazni iyo kamiinka lagu laayay askarta Saliibiyiinta Mareykanka ee ka dhacay Bartamaha dalka Afghanistan ayaa qeyb ka ah howlgal dagaaleedka galay bishii Lixaad ee ciidamada Mujaahdiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay sida tooska ah kaga wadaan dalkaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Culus Oo Lala Beegsaday Askarta Kenya.
Next: Mareykanka Oo Qirtay In Askari Looga Dilay Afghanistan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada