Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Trump Oo Sheegay Inuu Xiriir Wanaagsan Ka Dhaxeeyo Yahuuda Iyo Maamulka Aala Sacuud.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Sheegay Inuu Xiriir Wanaagsan Ka Dhaxeeyo Yahuuda Iyo Maamulka Aala Sacuud.

February 12, 2018

Madaxweynaha dowladda saliibiyada ah ee Mareykanka ah, Donald Trump ayaa markale ku celiyey in Qadiyadda magaalada Qudus ay ka gudubtay miisaska wadahadalada, go’aan adag laga gaaray ka dib markii uu dhawaan ku dhawaaqay in ay tahay caasimadda Yahuudda, islamarkaana uu amar ku bixiyey in safaaradda Mareykanka laga soo raro magaalada Tal-Abiib loona soo raro Qudsu-Shariif.

“Si aan Qadiyadda Qudus kaga saaro miisaska wadahadalada, waxaan go’aansaday in aan magaaladaas u aqoonsano in ay tahay caasimadda Yahuudda, sidaas ayeyna arintu ku soo dhamaatay, wixii hadda ka dambeeyana waan taageeri doonaa heshiisyada nabadeed ee labada dhinac” ayuu yiri Trump xilli uu la hadlayey wargeys ay Yahuudu leedahay.

Erayada Trump uu adeegsaday intii lagu gudajiray wareysigan waa isla erayadii uu adeegsaday markii uu magaalada Davos kula kulmayey Ra’isul Wazaaraha Yahuudda Bin Yamin Nataniyahu. “Arinta Qudus waan soo afjarnay, waana ka saarnay miisaska wadahadalada, mana dooneyno in laga sii hadlo arinteeda” ayuu yiri Trump.

Donald Trump, madaxweynaha dowladda saliibiyada Mareykanka ayaa 6-dii bishii Dec. ee sanadkii la soo dhaafay ku dhawaaqay go’aan lala fajacay markii uu Qudus u aqoonsaday in ay tahay caasimadda Yahuudda. Go’aankan ayaa isbedal ku keenay mowqifkii iyo siyaasadii ay dowlada Mareykanka kula mucaamileysay qadiyadda Filistiin muddo 50 sano, waxayna toos u cadeysay sida ay kaga go’an tahya jirintaanka kiyaanka Yahuudda.

Trump xilligaas wuxuu sheegay in uu ku dhiiranayo go’aano ay in badan ka gaabiyeen madaxdii isaga ka horeeysay, islamarkaana hadda la joogo waqtigii ay Qudus u aqoonsan lahaayeen caasimadda Yahuudda.

Wargeyska uu hadda Wareysiga siiyey oo uu leeyahay maal Qabeen Yahuud ah oo lagu magacaabo Sheldon Adelson kana mid ahaa ganacsatadii taageertay ololihiisa, ayuu Trump u sheegay in ay ka go’an tahay ilaalinta danaha wadajirka ah ee ka dhexeeya Yahuudda iyo Mareykanka.

Intii lagu gudajiray wareysiga, wuxuu Trump si aan ku fogaansho lahayn kaga hadlay deegaameysiga ay wado Yahuudda ee isballaarinta, wuxuuna Nataniyahu ugu baaqay in uusan deegaameyn horleh ka bilaabin deegaano aysan dowladiisu lahayn laakiin su’aashu waxay tahay maxaa farqi ah oo u dhexeeya deegaameynta cusub ee uu diidan yahay iyo in Yahuudda deegaameyn sharci ah lagu siiyo Qudus.

Todobaadyo ka dib markii uu ku dhawaaqay in Qudus tahay caasimadda Yahuudda, Wuxuu Trump ku xigeenkiisa amray in uu boqdo mandiqadda, uuna markale sii adkeeyo go’aankiisii ahaa in Qudus ay tahay Caasimadda Yahuudda.

Mac Pensce markii uu booqday Qudus, wuxuu la kulmay Nataniyahu, wuxuuna sdoo kale khudbad dheer ka horjeediyey Baarlamaanka Yahuudda kuwaas oo uu u sheegay in dowladoodu ka go’an tahay difaaca kiyaanka Yahudda, ayna yihiin dad isku qadiyad iyo isku masaalix ah oo uu ka dhexeeyo hal cadow.

Go’aanka Marekanka uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Yahuudda waxaa ka dhasay kacdoon ballaaran iyo caro dadweyne oo ay muujiyeen Muslimiinta kuwaas oo dhigay dibadbaxyo waa weyn oo gilay gilay Min Indonisa Bari ilaa Maghrib waqooyi,laakiin carada dadweynaha ayaa goordambe iska nuxuustay ka dib markii la waayey dad shucuubta careysan ku hogaamiya wadada ciziga kana dhiidhiya go’aankaas foosha xun ee lagu boobay dhulkooda.

Dowladaha dhawaaqiida ayaa dadaal xoogan ku bixiyey sidii ay u dajin lahaayn carada dadweynaha, xaaladuna ugu soo noqon lahayd si caadi ah kuwaas oo ugu dambeyntii ku guuleystay in shucuubta laga keexeeyo fagarayaasha kacdoonak marka laga reebo Muslimiinta reer Filistiin oo weli hortaagan awoodda gumeysiga.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Shabaabul Mujaahidiin Oo Gudaha U Galay Degmada Qoryooley.
Next: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Degmada Awdhiigle Iyo Deegaanada Hoostaga.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada