Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Uganda Oo Sheegtay Inay Doonayso Boobka Khayraadka Shidaalka Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Uganda Oo Sheegtay Inay Doonayso Boobka Khayraadka Shidaalka Soomaaliya.

April 12, 2026

Kadib heshiisyadii shidaal qodista ee dhaxmaray kooxda Riddada iyo dowladda Riddada Turkiga iyo tallaabadii Ankara ay markabka qoda shidaalka ay ugu soo dirtay Soomaaliya, ayaa waxaa isi soo taraya hanqaltaagga ay dowladaha duullaanka ku jooga dalka u qabaan boobka kheyraadka Soomaaliya.

Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, oo ah taliyaha guud ee ciidanka Uganda sidoo kalane ah wiil uu dhalay madaxweynaha dalkaasi Yuweri Musefani, ayaa sheegay in dowladdooda ay dhankeeda ka doonayso shidaalka Soomalaiya.

Jeneraal Muhoozi oo hadallo kala duwan ka jeediyay fagaarayaal ayaa dowladda Turkiga ku eedeeyay in keligeed ka faa’idaysanayso kheyraadka Soomaaliya iyagana ay dalkaan kaga baxday dhiigga kumanaan askari.

Mashaariicda dhaqaale ee Turkidu ka heleen Soomaaliya ayuu sidoo kale taliyaha guud ee ciidanka Uganda sheegay in ay ku heleen dhiiga askartooda has\ddii kalane aysan arintaasi suuroobi laheyn sida uu warka u dhigay.

Isagoo dalbanaya in qeybtooda Uganda laga siiyo howlaha shidala qodista ah ee Turkidu wadaan, dhanka kalane u goodinaya xukuumadda Riddada Ankara ayuu yiri Jeneraal Muhoozi:

“Ciidankeenu waan kala baxeeynaa Soomaaliya bal aan aragno sida Turkida ay Soomaaliya ka badbaadiyaan Al shabaab.”

Wuxuu sidoo kale sheegay in haddii aan la aqbalin dalabaadkiisa ay ka fiirsan doonaan inay xiraan safaaradda dowladda Turkiga ay ku leedahay Kampala.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-10-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-Shawaal-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri

May 31, 2026
Warbixin Caalami Ah Oo Ka Dayrisay Qulqulatooyinka Ka Aloosan Gudaha Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Warbixin Caalami Ah Oo Ka Dayrisay Qulqulatooyinka Ka Aloosan Gudaha Itoobiya.

May 31, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-12-1447-Hijri.

May 31, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada