Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Uhuru Kenyatta “Sagaal Kamid Ah Wiilasheenna Ayaan Ku Weynnay Weerar Argagaxiso Oo Ka Dhacay Soomaaliya”.
  • Allposts
  • Warar

Uhuru Kenyatta “Sagaal Kamid Ah Wiilasheenna Ayaan Ku Weynnay Weerar Argagaxiso Oo Ka Dhacay Soomaaliya”.

May 8, 2018

Madaxweynaha dowlada saliibiyada ah ee Kenya Uhuru Kenyatta ayaa qirtay in 9 askari oo ka tirsan Ciidamada wadankiisa Lagu dilay qaraxii xooganaa ee maalin ka hor ka dhacay duleedka magaalada Dhoobleey ee wilaayada Jubooyinka.

Uhuru Kenyatta ayaa hadalkan qiraal ah ku soo qoray barta  uu ku leeyahay Twitter wuxuuna sheegay in ciidamadiisa sagaalka ah la beegsaday xilli ay roondo ka wadeen xuduudda u dhexeysa Kenya iyo Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.

“Aad baan uga naxay ugana murugooday markii aan maqlay in sagaal ka tirsan ciidamadeena ay ku dhinteen weerar argigixiso oo ka dhacay Soomaaliya. Ciidankaas waxay naftooda u hureen nabadgalyada wadankooda waana inaan tixgelinaa nafhurka ay sameynaya” ayuu yiri madaxweynaha dowlada saliibiyada Kenya Uhuru Kenyatta.

Isago hadalkiisa sii wata ayuu Kenyatta Tacsi u diray dadka Kenyaatiga ah ee guranaya miraha qaraar ee dagaalka ay askartoodu kaga jiraan Soomaaliya waxaana uu ugu baaqay in ay u dulqaataan geerida wiilashooda.

Balse Barta ku leeyahay Twitterka oo uu soo dhigay qoraalkan ayuu kala kulmay canaan iyo dhaliilo kulul oo kaga imaanayey dadka Kenyaatiga ah ee isticmaala Twitterka kuwaas oo badankood dalbanayey in ciidamadooda laga soo saaro Soomaaliya.

Hadalkaan  ka soo yeeray Madaxweynaha Dowladda Kenya ayaa imaanya Iyadoona war ka soo baxay Taliska ciidanka Mujaahidiinta lagu xaqiijiyay in weerarkii Qaraxa ahaa ee ka dhacay duleedka Dhobley dhimasho iyo dhaawac loogu geystay ku dhawaad 15 Askari oo katirsan kuffaarta kenyaati kuwaasi oo la socday gaari nuuca Ciidamada Xambaara.

Sawiro maalitii shalay la soo galiyay Baraha Internetka ayaa muujinayay burbur xooggan oo soo gaaray gaariga Qaraxa lala eegtay, iyo qaar ka mid ah ciidamada saliibiyiinta Kenya oo iyagoo anfariisan dul taagan burburka uu geystay qaraxa.

Ciidamada Kuffaarta Kenya ayaa qeyb ka ah Kuffaarta Afrikaanta ee duullaanka Saliibiga ku soo qaaday Somaliya, Iyadoona Ciidanka Kenya ee  ku sugan deegaanno ka tirsan Jubbooyinka iyo Gedo ay la kulmayaan dhiigbax fara badan  oo kaga imaanaya Howlgallada Mujaahidiinta, tan iyo markii ay soo galeyn Somaliya sanadii 2011-ka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Askar Kenyaati Ah Oo Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Deegaanka Dabasity.
Next: Khasaara Ka Dhashay Iska Hor’imaad Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada