Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Waaligii Wilaayada Helmand Oo Duqeyn Diyaaradeed Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Waaligii Wilaayada Helmand Oo Duqeyn Diyaaradeed Lagu Dilay.

December 2, 2018

Bayaan Rasmi ah oo kasoo Baxay Imaarada Islaamiga Afghanistan ayeey Imaaradu ku xaqiijisay Istish-haadka Waaligii Wilaayada Islaamiga Helmand Al-xaaji Al-mullaa Cabdi Manaan Akhnad kadib duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay la beegsadeen goob ay ku sugnaayeen Waaliga iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wilaayada Helmand oo ah Wilaayo ka dhacda Konfurta Dalka Afghanistan.

Bayaanka ayaa lagu xusay in Waaliga uu la shahiiday Qaa’idkii dhanka Caskariga ee Wilaayada Islaamiga Helmand waxeyna duqeyntan dhacday galinkii dambe ee maalintii Sabtida oo ay taariikhda ku beegneed 23-Bisha Rabiicul Awal waxeyna Imaarada guud ahaan dadka Muslimiinta oo ay ugu horeeyaan Ehelada Waaliga ugu tahniyadeysan marna uga tacziyeysay Istish-haadka  Al-xaaji Al-mullaa Cabdi Manaan oo magaciisa Asalka ah uu yahay Al-xaaji Al-mullaah Muxamed Raxiim.

Bayaanka ayaa lagu qeexay in Al-xaaji Mullaa Cabdi Manaan uu ahaa Geesi Mujaahid ah mudda dheerna soo taagnaay Saaxada Jihaadka waxaana xusid mudan in Wilaayada uu Waaliga ka ahaa Sheekha Shahiiday Mujaahidiinta ay ka maamulaan oo gacanta ay ku hayaan Boqolkiiba Sagaashan iyo Shan.

Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa fariin adag u dirtay dowladda Saliibiyadda Mareykanka oo diyaaradaheed ay duqeynta ku dileen Waaliga waxeyna Imaaradu xustay iney Cadowga ka aargoosan doonaan dilka ay u geysteen Al-xaaji Mullaa Cabdi Manaan.

Waaligan Duqeynta ay ku dileen Diyaaradaha Duuliye La’aanta dowladda Saliibiyadda Mareykanka ayaa noqonaya Waaligii Afaraad oo ka shihiida Imaarada Islaamiga Afghanistan waxaana horay u shihiiday Waaligii Wilaayada Kabisa Mulla Maxamed Nasiim Mushfiq  Waaligii Wilaayada Qunduz Sheikh Mulla Cabdi Salaan, Waaligi Wilaayada Baglaan sheikh Mowlawi Lacala Maxamed, kuwaas oo ku wada shahiiday duqeymo diyaaradaha duuliye la aanta Saliibiyiinta Mareykanka Waqtiyo kala duwan ay ka geysteen goobo kala duwan oo ka tirsan dalka Afghanstan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Ka Dhacay Degmada Wallanweyn Ee Wilaayada Shabeelada Hoose.
Next: Tirakoobka Zakada Xoolaha Nool ee 1440-ka Hijriyada Laga Qeybiyay Wilaayaadka Islaamiga.

Related Stories

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.
  • Allposts
  • Warar

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026
Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada