Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Waaligii Wilaayada Islaamiga Kabisa Oo Shihiiday.
  • Allposts
  • Warar

Waaligii Wilaayada Islaamiga Kabisa Oo Shihiiday.

July 24, 2018

Wararka ka imaanayo Wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in weerar diyaaradaha dagaalka Saliibiyiinta ay ka fuliyeen Gobolka Kabisa oo dhaca Waqooyi Bari wadankaasi uu ku shahiiday Waaligii Imaarada Islaamiga ah ee gobolka Kabiisa iyo 3 Mujaahid oo kale.

Warar la helayo ayaa sheegaya in Mulla Maxamed Nasiim Mushfiq oo ahaa waaliga Wilaayada Islaamiga Kabiisa uu ku shahiiday duqeyntan oo dhacday Shalay gelinkii dambe, xilli uu kusugna Degmada TAAJAAB oo hoos timaada gobolka Kabisa.

Saddex-da walaal ee la shahiiday waaliga ayaa lagusoo waramayaa inuu ku jiro Waaligii degmada TAAJAAB, duqeyntana ay dhacday xilli ay kuwada sugnaayeen qeybo kamid ah degmada.

Warbaahinta Cadowga ayaa sheegtay In waaliga xilliga la beegsanayay uu ku sugnaa mid ka mid ah furimaha dagaalka, isagoo soo indha indhaynayey sida uu ku socdo duulaanka loogu magac daray Al Khandaq ee Imaarada Islaamiga ah ay kaga dhawaaqday dhamaan gobolada wadanka Afghanistaan Afar Bilood ka hor.

Bayaan tacsi ah oo ay soo saartay Imaarada Islaamiga ah ayaa lagu xaqiijiyey istish-haadka Waaliga gobolka Kabisa Mulla Maxamed Nasiim Musfiq iyo Waaligii degmada Taajaab Qaari Ixsaanulaahi Cusmaan iyo Lab Mujaahid oo kale oo la socday.

Bayaanka Imaarada ayaa lagu yiri, in lagu bixiyo nafta wadada alle oo shahaado aan gaarno waa waxa ay rajeynayaan ciidanka Imaarada yar iyo waynba, istish-haadka Walaaleheenna waxaan u aragnaa Nasri iyo cizzi, waana mid na farxad galineysa inuu allah subxaanah oofsaday iyagoo ku taagan dariiqa xaqqa ah oo aan ka leexan.

Mujaahidiinta Dhaalibaan ayaa taczi u diray, qoyska ay ka shahiideen Afarta Mujaahid, walaalahooda mujaahidiinta ah iyo ragii ay ka garab shaqeynayeen oo ay isku khandaqa ahaayeen, kana soo wada halgameen Saaxaadka jihaadka, waxa ayna Allaah uga baryeen inuu raxmadiisa u waasiciyo sabarna uu ugu deeqo ehaladooda.

Waaligan ayaa noqonaya waaligii Saddex-aad oo kashahiida Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan Labadii Sano ee lasoo dhaafay, waxaana horey diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay u duqeeyeen Waaligi Wilaayada Qunduz Sheikh Mulla Cabdi Salaan iyo Waaligi Wilaayada Baglaan sheikh Mowlawi Lacala Maxamed, kuwaas oo ku shahiiday duqeynSaliibiyiinta ay ka geysteen qeybo ka mid ah wadanka Afghanstan.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Askar Maxaabiis Ah Oo Lagu Qabtay Weerarkii Baarka.
Next: Dhageyso Wareysiga Mucaad Oo Ahaa Halyeygii Camaliyad Isish-haadiyada Ku Daahfuray Weerarkii Baarka.

Related Stories

Daawo Muuqaalka Weerar Ka Dhacay Duleedka Magaalada Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerar Ka Dhacay Duleedka Magaalada Baydhaba.

August 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-03-1448-Hijri

August 24, 2026
Xildhibaan Qayb Ka Ah Dhul-boobka Muqdisho Oo Loo Diiday In Uu Galo Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Xildhibaan Qayb Ka Ah Dhul-boobka Muqdisho Oo Loo Diiday In Uu Galo Nairobi.

August 24, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada