Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamo Mareykanka oo Xalay Weerar Fashilmay Ku Qaaday Deegaanka Mubaarak.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamo Mareykanka oo Xalay Weerar Fashilmay Ku Qaaday Deegaanka Mubaarak.

September 12, 2018
Sawir hore Maleeshiyaad Bangaraaf ah oo ciidamo American ah tababarayaan

Ciidamo Mareykan ah iyo kuwo Soomaali ah oo wada socday ayaa xalay duullaan dheelmad ah ku soo qaaday deegaanka Mubaarak ee dhaca duleedka degmada Afgooye sida ay  xaqiijiyeen dad goobjoogeyaal ah iyo Saraakiil ka tirsan Xarakada Al-Shabaab.

Diyaarado helicopter ayaa ciidamadan ku soo dajisay afaafka hore ee deegaanka kadibna waxaa iyagoo lugeynaya soo aadeen dhanka magaalada si ay halkaas howlgal kaga fuliyaan balse inta aysan soo gaarin halkii ay kusoo socdeen ayey la kulmeen weerar kamiin ah oo ay diyaariyeen Mujaahidiinta.

Dagaalyahannada Xarakada  Al-Shabaab oo u muuqday in ay ka warhayeen duullaanka ayaa dhabagal qorsheysan u diyaariyey ciidamada Mareykanka iyo kuwa Soomaalida taas oo keentay in lagala hormaro weerarka kadiska ah.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo aan la xiriirnay ayaa noo sheegay in ay maqleen jugta qaraxyo xoogan oo uu ku bilowday weerarka iyo israsaaseyn in muddo ah socotay oo halkaas ku dhexmartay labada dhinac taas oo keentay in ay ciidamadii duullaanka ahaa si habqan ah goobta uga cararaan.

Goobjoogayaal saaka booqday goobihii lagu dagaalamay ayaa sheegay in ay arkeen meydadka laba askari oo ay ka carareen ciidamadii soo weeraray deegaanka kuwaas oo ku labisnaa qalabka iyo dareeska ciidan ee lagu yaqaano ciidamada fuliya howlgallada gaarka ah.

Hal goobjooge ayaa noo sheegay in uu arkay ciidamo ka tirsan Al-Shabaab oo goobta ka qaadaya meydadka askartii lagu dilay weerarka iyo qalabkii ay ka carareen, wuxuuna carrabaabay  in mid ka mid ah askarta uu jirkiisa aad u burbursanaa.

Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta Al-Shabaab oo aan la xiriirnay ayaa sidoo kale noo xaqiijiyey in ay weerarkii xalay ay ku dileen qaar ka mid ah askartii soo weerartay deegaanka balse wey ka gaabsadeen in ay noo sheegaan jinsiyadahooda.

Ilo wareedyo ayaa sidoo kale noo sheegay in wadada ay dib ugu gurteen ciidamada  huwanta ah lagu arkay dhiig, faashado, iyo jaranjarooyin iyo qalabyada ay xirtaan ciidamada gaarka ah.

Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkaas mana jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Africa iyo maleeshiyaatka Soomaalida ee garabka siiya balse waxaan isku dayi doonaan inaan idiin soo gudbino faafaahinada weerarkaas oo dhameystiran.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askarta Jabuuti Oo Qarax Lagula Beegsaday Beledweyne.
Next: Cumar Ganeey Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada