Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Dilal Ka Dhacay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Dilal Ka Dhacay Muqdisho.

September 27, 2017

Khasaara dhimasho ah ayaa ka dhashay weerar maanta duhurkii ka dhacay mid kamida xaafadaha sida aadka ah amnigooda loo ilaaliyo ee magaalada Muqdisho.

Ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa weerar hubeysan ku qaaday gaariga Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo ah guddoomiyaha Ururka ‘Haweenka Qaranka’ xilli uu gaarigu ku socdaalayay degmada Xamar Weyne.

Weerarka waxaa ku dhintay darawalkii gaariga oo ahaa wiil ay dhashay Batuulo Axmed  iyo Xoghayihii guud ee Ururka Haweenka Canab Cabduullaahi Xaashi sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah.

Xarakada Al Shabaab ayaa durbadiiba lasoo degdegtay sheegashada mas’uuliyadda weerarkan, sida ay faafisay idaacadda Andalus ee Afka xarakada ku hadasha “Mujaahidiinta ayaa weerar toogasho ah ka fuliyay degmada Xamarweyne waxayna beegsadeen gaari ay lahayed haweenay Katirsan Murtadiinta oo qaabilsan Fasahaadinta Haweenka”.

Al Shabaab waxay xaqiijisay in weerarku uu sababay dhimasho iyo dhaawac, ‘Ururka Haweenka Qaranka’ oo ay dhistay dowladda Federaalka ayaa kaalin kulahaa soo xulistii xildhibaanada Baarlamaanka wuxuuna magaalada Muqdisho dhowr mar ku qabtay shirar ku baaqaya in haweenku kasoo baxaan guryaha oo ay ku biiraan dowladda Federaalka ayna taageeraan dagaalka ka dhanka ah waxa loogu yeero Argagaxisada.

Sidoo Kale Ururka ayaa kumanaan Haween ah geeyay Xerada Xalane halkaas oo ay AMISOM ku qabanaysay Siminaarro iyo xaflado lagu sumcad dilayay hablaha Soomaaliyeed waxaana muuqata in Al Shabaab durbadiiba ay beegsi ku bilaawday madaxda Ururkaasi.

Dilalka iyo qaraxyada ka dhanka ah saraakiisha DF-ka ayaa maalmihii lasoo dhaafay kusoo badanayay degmooyinka gobolka Banaadir waxaana udambeeyay dilkii laba maalmood ka hor degmada Waaberi loogu geystay Jeneraal Quruurux oo ahaa taliye ku xigeenka Saadka ciidanka Dowladda Federaalka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Wasiirka Gaashandhiga Maraykanka Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.
Next: Qarax Gaari Taw Ah Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Duleedka Buulo Mareer.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 30-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 30-01-1448-Hijri.

July 15, 2026
Uganda Oo Xaqiijisay In Ciidamada AUSSOM Aysan Wax Mushaar Ah Qaadan Muddo Sanad ka Badan.
  • Allposts
  • Warar

Uganda Oo Xaqiijisay In Ciidamada AUSSOM Aysan Wax Mushaar Ah Qaadan Muddo Sanad ka Badan.

July 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-01-1448-Hijri

July 14, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada