Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Warmurtiyeed Ka Dhan Ah Kooxda Gurguurte Oo Laga Soo Saaray Shirkii Mucaaradka Ee Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Warmurtiyeed Ka Dhan Ah Kooxda Gurguurte Oo Laga Soo Saaray Shirkii Mucaaradka Ee Kismaayo.

December 21, 2025

War-muriyeed ka dhan ah murtad Gurguurte iyo kooxdiisa ayaa habeennimadii xalay laga soo saaray gunaanadka shir muddo saddex cisho ah madaxyo-weynta mucaaradka ee Riddada Soomaaliya uga socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Kooxda la baxday Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka kooban siyaasiyiinta ugu tunka weyn mucaaradka Muqdisho, iyo madaxda labada maamul ee Jubbaland iyo Puntland iyo sidoo kale xubno ka tirsan golaha dawaaqiidda ee Riddada Soomaaliya ayaa ka mida ka qayb-galayaasha shirkan.

Waxay sheegeen in shirkan lagu soo bandhigay warbixinno walaacooda wata oo muujinaya fashilka baaxadda leh ee dul-hoganaya kooxda Riddada Soomaaliya, hadday noqoto dhinaca amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha.

Kala-irdhaynta shacabka Soomaaliyeed, fara-gelinta dastuur-gaalleedka, ku-takrifal awooddeed, musuqmaasuq iyo eex ayay ku eedeeyeen murtadka hoggaanka u haya kooxda Riddada ee Villa Somalia.

Waxa kale oo bayaanka lagu sheegay in ammaanka riddadu uu faraha ka baxay, maleeshiyaadkii kala duwanaa ee calool-uustuna ay burbureen, Gurguurtena uu gebi ahaanba ku fashilmay dagaalkii lagula jiray Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Sidoo kale waxay siyaasiyiinta mucaaradku ka dhawaajiyeen in murtad Gurguurte uu dalka u horseeday burbur dhaqaale iyo xaalad bani’aademnimo oo ka dhalatay ayay yiraahdeen musuqmaasuq baahsan, barakicinta danyarta iyo xaraashka hantida caamka ah.

Kooxda Villa Somaliya ayay sidoo kale ku eedeeyeen cadaadis iyo faquuq ka dhan ah shacabka Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha iyo weliba ganacstada ay duruuftu ku khasabtay in hantidoodii ay ula qaxaan dalalka shisheeye.

Mucaaradku waxay isku raaceen in marnaba aanay aqbalayn wax muddo-kororsi ah iyo wax-ka-beddelka uu Gurguurte ku sameeyey dastuur-gaalleedka Riddada Soomaliya, taas oo ay sheegeen in ay abuurayso xasillooni-darro siyaasadeed, iyo qalalaase amni.

Waxa kale oo bayaankan oo ka kooban 17 qodob lagu sheegay in muddo hal bil ah oo ku eeg labaatanka bisha soo socota, jaanis ahaan loo siiyey murtad Gurguurte, haddii uu rabo ayaa la yiri in mucaaradka uu kala xaajoodo doorasho heshiis lagu yahay oo wakhtigeeda ku qabsoonta.

War-mutiyeedka waxa lagu caddeeyey in haddii Gurguurte uu beer-darreeyo jaaniskaasi, baaqyadaasina dhagaha ka furaysto uu si toos ah golaha mucaaradku u gudo-geli doono sidii loo qaban lahaa doorasho lagu dhisi doono xukuumad cusub oo majaraha u qabata Villa Somaliya.

Shirkan ayaa kusoo aadaya xilli ay kooxda Riddadu dar-dar xooggan gelisay doorasho-ku-sheegtan ay ka abaabulayso magaalada Muqdisho, isla markaana ay ku sifaysay cibaado la mid ah salaadda oo kale, sida uu saacadihii lasoo dhaafay ka dhawaajiyey murtad Fiqi oo ah wasiirka gaashaan-dhigga ee xukuumadda Gurguurte.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-07-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-07-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-11-1447-Hijri

April 20, 2026
Jabhadda TPLF Oo Maamul Iyada U Gooni Ah Ka Qalqaalsanaysa Gobolka Tigrey.
  • Allposts
  • Warar

Jabhadda TPLF Oo Maamul Iyada U Gooni Ah Ka Qalqaalsanaysa Gobolka Tigrey.

April 20, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-11-1447 Hijri.

April 20, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada