Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • WARSAXAAFADEED: Mujaahidiinta Oo Weerar Culus Ku Qaaday Degmada Balcad.
  • Allposts
  • Warar

WARSAXAAFADEED: Mujaahidiinta Oo Weerar Culus Ku Qaaday Degmada Balcad.

April 6, 2024

Taliska ciidamada mujaahidiinta ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray weerarkii cuslaa ee ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen saldhigyada maleeshiyada murtadiinta ee degmada Balcad, taliska ayaa sheegay in ciidamada mujaahidiinta intii ay howlgalka ku jireen ay camaliyad Istish-haadi ah la eegteen saldhig ciidan oo meel u dhow xarunta maamulka degmada Balcad ay kaga sugnaayeen maleeshiyo murtadiin ah firxad ah oo halkaas isku uruursaday.

Taliska ayaa sidoo kale sheegay in uu jiro khasaare laxaad leh oo soo gaaray maleeshiyada Riddada, khasaaraha ugu badana uu ka dhashay camaliyadda istish-haadiga ee lala eegtay maleeshiyadii isku uruursaday nawaaxiga xafiisyada maamulka Riddada ee degmadaasi.

Warsaxaafadeedka taliska ciidanka ayaa u dhignaa sida tan: Ciidamada Mujaahidiintu waxay maanta oo sabti ah, salaadii subax kadib, weerar xoogan ku qaadeen saldhigyada maleeshiyada murtadiintu ku leeyihiin degmada Balcad ee Wilaayada Islaamiga ah ee Shabellada dhexe. Mujaahidiinta ayaa rasaasta cadawga uga soo billaabay dhawr jiho oo magaalada ah, waxayna – Allaah fadligiis- dagaal kooban kadib gacanta ku dhigeen saldhigga Balcad iyo inta badan xaafadaha degmada kadib markii ay maleeshiyadii ridadu fariisimahoodii ka
carareen.

Dagaalka ayaa ku soo ururay saldhig ciidan oo ay murtadiintu ku lahaayeen agagaarka xarunta maamulka ridada ugu magacaaban degmada halkaas oo ay Mujaahidiintu la beegsadeen camaliyad istish-haadi ah xilli ay ku sugnaayeen inta ugu badan maleeshiyadii ka soo carartay fariisimihii iyo xarumihii ay Mujaahidiintu dagaalka kula wareegeen. Waxaa jira khasaare xoogan oo iskugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur gaadiid oo cadawga lagu gaarsiiyay weerarka ay Mujaahidiintu ku qaadeen degmada Balcad oo 30km u jirta caasimada Muqdisho. Khasaaraha ugu badan ayaa cadawga ka soo gaaray camaliyadda istish-haadiga ah ee lagula beegsaday saldhigga ay isku urursadeen ee u dhow xarunta maamulka ridada ah ee degmada.

Wixii faahfaahin intaas ka dheeri ah dib ayaan ka soo gudbin doonaa insha’Allah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -26-09-1445-Hijri.
Next: Taliska Ciidanka Oo Shaaciyay Khasaaraha Horudhaca Ah Ee Weerarkii Balcad.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-11-1447-Hijri

April 25, 2026
Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Gudaha U Galay Bomako+Maraykanka Iyo Midowga Africa Oo Ka Hadlay.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Gudaha U Galay Bomako+Maraykanka Iyo Midowga Africa Oo Ka Hadlay.

April 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-11-1447 Hijri.

April 25, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada