Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Warshadda Soo Saarta Diyaaradaha Turkiga Oo Weerar Culus Lagu Ekeeyay.
  • Allposts
  • Warar

Warshadda Soo Saarta Diyaaradaha Turkiga Oo Weerar Culus Lagu Ekeeyay.

October 24, 2024

Koox si aad u hubeysan oo lala xiriiriyay maleeshiyada PKK ayaa gelinkii dambe ee shalay weerar xooggan ku ekeeyay shirkadda warshadaha diyaaradaha dagaalka ee dowladda Ridada Turkiga, halkaas oo lagu dilay xubno ka tirsan shqaalaha shirkaddaasi, halka kuwa kalena la dhaawacay.

Weerarkan ayaa ku billowday qarax culus, kaddibna waxaa xigay ciidamo hubeysan oo gudaha u galay dhismaha xaruunta shirkadda diyaaradaha dagaalka farsameysa ee Tusash ee kutaal duleedka magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.

Wasiirka arrimaha gudaha ee dowladda Riddada Turkiga ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday shirkadda diyaaradaha iyo Hawada sare Tusash ee Ankara uu sababay dhimashada ugu yaraan afar xubnood iyo dhaawacyada 14 kale, wallow mar dambe dhimashadu gaartay 5 qof, dhaawacana uu gaaray 22 kale.

Recep Tayyip Erdogan oo ah madaxweynaha xukuumadda Riddada ee Ankara, ayaa cambaareeyay weerarkaasi, wuxuuna ku tilmaamay in uu ahaa mid argagaxiso oo lagu beegsaday jiritaanka dowladdiisa iyo dedaalladiisa difaaca.

Muuqaallo baraha bulshada lagu faafiyay daqiiqadihii ugu horreeyay weerarka ayaa muujinayay ciidamo hubeysan oo ka dhex dagaallamayay dhismaha shirkaddan soo saarta diyaaradaha dagaalka ee dowladda Turkiga ee kuyaalla duleedka magaalada Ankara, kooxda gudaha u gashay xarunta ayaa gacanta ku dhigtay oo go’doomisay dad ku sugnaa dhismaha ay weerareen, waxayna intaa kaddib dowladda Turkigu isku dayday inay joojiso muuqaallada laga helayay gudaha xaruntaasi.

Warbaahinta Turkiga waxay sheegtay in weeraran lagu qaaday shirkadda, oo ka mid ah shirkadaha ugu muhiimsan ee dalka ka shaqeeya warshadaha difaaca iyo diyaaradaha. Waxaa la soo sheegay in qarax dhacay oo laga yaabo inuu ahaa mid ismiidaamin ah iyo dagaallo goos-goos ah oo ka dhacay goobta, sidoo kale waxaa la sheegay in ay jiraan dad la afduubtay oo ay weeraryahannadu qafaasheen, kahor inta aan la mamnuucin faafinta wararka la xiriira arrinta, sida caadiga ah marka lala tacaalayo weerarrada argagixisada ee dalka.

Ilaa hadda, ma jirto cid si rasmi ah u sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi, wallow dowladda Turkiga ay weerarkaasi ku eedeeyay maleeshiyaadka PKK ee Kurdida ah, kuwaas oo weeraro waawayn ku beegsada dowladdan dabadhilifka ah, Turkigana uu ku daray waxa uu ugu yeero liiska argagaxisda.

Weerarka kaddib, dowladda Turkiga ayaa qaaday weeraro ballaaran oo dhanka cirka ah, kuwaas oo ay ku beegsatay deegaanada Kurdiyiintu deganyihiin ee waddamada Ciraaq iyo Suuriya.

Wasaaradda difaaca Turkiga waxay sheegtay inay duqeysay ilaa 32 bartilmaameed oo kooxda PKK iyo xulafadooda ku leeyihiin waqooyiga Ciraaq iyo Suuriya, waxayna sheegeen inay uga jawaabayaan weerarkii lagu beegsaday shirkadda diyaaradaha dagaalka soo saarta ee kutaal magaalada Ankara.

“Iyadoo la adeegsanayo xuquuqdeena is-difaaca ah, waxaan fulinay weerar hawada ah oo lagu beegsanayo bartilmaameedyo argagixiso oo kuyaal waqooyiga Ciraaq iyo Suuriya, waxaana ay burburiyeen 32 bartilmaameed oo ay leeyihiin argagixisada,” ayaa lagu yiri warbixinta wazaaradda difaaca Turkiga.

Duqaymaha Riddada Turkiga ee Suuriya ayaa beegsaday guryaha dadka shacanka muslimiinta ah ku leeyihiin magaalada Tal Rifcaat, sidoo kale waxa ay beegsadeen xarun ciidanka Kurdidu leeyihiin, xarun koronto oo ku taalla magaalada Koobani, iyo goobo kale oo ay ka mid tahay xarun caafimaad oo ku yaalla magaalada Qamishli.

Duqeyntii ugu xoogganayd oo ahayd tan beegsatay guriga dadka rayidka ah ay ku sugnaayeen Tal-rifcaat ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen ugu yaraan 4 qof oo rayid aan waxba galabsan ah, halka 10 kalena ku dhaawacmeen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-04-1446 Hijri.
Next: Hooyo Soomaaliyeed Oo Sheegtay In Wiilkeeda Lagu Afduubtay Nairobi.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-Dulqicdah-1447-Hijri

April 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada