Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Washington Post: Dowladda Imaaraatka Carabta Cadaadis daran ayay ku heysaa Muslimiinta Kirishtaankana Xuriyad Ayay Siisay.
  • Allposts
  • Warar

Washington Post: Dowladda Imaaraatka Carabta Cadaadis daran ayay ku heysaa Muslimiinta Kirishtaankana Xuriyad Ayay Siisay.

February 7, 2019

Dowladda dabadhilifka imaaraatka carabta ayaa la sheegay in dhibaata daran ay ku heyso dadka muslimiinta ee ku dhaqan wadanka ay maamusho.

Warbixin uu soo daabacay Wargeyska Washington post ee laga leeyahay wadanka Mareykanka ayaa lagu sheegay in cadaadiska iyo ciriiri gelinta ay lakulmayaan muslimiinta Imaaraatka carabta aysan la kulmin dadka kale ee gaalada ah oo xuriyad iyo nabad gelyo kunool.

Wararku waxay sheegayaan in ciidamada ashahaadda ladirirka dowladda imaaraatka ee qaabilsan ladagaallanka waxa loogu yeero Argagaxisada ay dabagal ku hayaan jaaliyadaha muslimiinta iyo imaamyada masaajidda, Washigton Post waxay sheegtay in si isbuuc leh ay dowladda imaaraatka ay su’aalo uweydiiso imaamyada masaajidda ayna ka koontaroosho khudbadaha iyo duruusta ay jeedinayaan.

sidoo kale iskuullada iyo madaarista islaamiga ah ayaa lagu amray in ay san daraaseyn karin wax aysan ogoleyn dowladda warbixinta ayaa lagu yiri “dowladda imaaraatka waxay adeegsanaysaa qawaaniinta ladagaallanka argagaxisada si ay dhib ugaarsiiso dadka iyada mucaaradsan, in aad madaraso qur’aanka lagu barto furato ama aad qaban qaabiso muxaadaro diini ah ama aad uruuriso lacago tabarucaad ah ama aad masaajidda kitaabo ka qeybiso waxay ubaahantahay ruqso aad ka hesho dowladda”.

Maamulayaasha dowladda Dabadhilifka Abu Dhabi intaas kuma adkeysane waxay qaadeen tallaabooyin si toos ah ubeegsanaya islaamka iyo muslimiinta oo waxay imaamyada masaajidda ku amartay in aysan dadka wacdi karin duruus diini ahna aysan jeedin karin iyagoo ku sugan meel ka baxsan masaajidda dowladda u diiwaan gashan.

Wargeyska Washington Post wuxuu warbixintiisa kusoo gaba gabeynayaa in dhammaan dad gaalada ah ee ku sugan magaalooyinka waaweyn ee Imaaraatka carabta ay heystaan xuriyad taam ah sida Nasaarada,Hinduuska mushrikiinta ah iyo dawaa’ifta kale ee dhammaantood gaalada ah, wasiirka saamaxaadda dowladda Dabadhilifka imaaraatka carabta ayaa sheegay in gaaladu ay dhigan karaan xaflado iyagoo aan dowladda soo ogeysiin halka muslimiinta loo diidayo in xaflad dugsi quraan lagu furayo ay dhigtaan iyagoo aan dowladda fasax ka heysan.

Arrintan ayaa imaanaysa waqti baadariga gaalada faatikaanka uu booqasho ku joogo wadanka imaaraatka uuna soo dhoweyn heer sare ah ka helay maamulayaasha murtadiinta wadankaas

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Melleteriga Baarma Oo Laga hor istaagay In Ay Gummaadaan Muslimiinta Rohingga.
Next: Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada