Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wasiirka Amniga “Xilkeyga Ayaan Ku Wayn doonaa Dhacdadii Xamar Weyne Haddii Aan Lasoo Qaban Raggii Weerarka Fuliyay”.
  • Allposts
  • Warar

Wasiirka Amniga “Xilkeyga Ayaan Ku Wayn doonaa Dhacdadii Xamar Weyne Haddii Aan Lasoo Qaban Raggii Weerarka Fuliyay”.

September 28, 2017

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarkii shalay ka dhacay degmada Xamar Weyne ee lagu beegsaday gaari ay laheyd guddoomiyaha Ururka Haweenka uu caqabad weyn ku yahay jiritaanka laamaha ammaanka DF-ka.

Max’med Abuukar Isloow oo ah Wasiirka Ammaanka DF-ka ayaa u sheegay saraakiisha booliska in mas’uuliyiin sarsare oo katirsan golaha wasiirrada iyo waaxaha ammaanka ay shaqadooda ku weyn doonaan dhacdadii Xamar Weyne haddii aan gacanta lagusoo dhigi raggii weerarka fuliyay sida uu hadalka u dhigay.

Isagoo boqolaal askar iyo saraakiil ah kula hadlayay xarunta iskoola Boliisiyo ayuu walaac ka muujiyay weerarkii Xarakada SHM ay ku qaaday gaariga Batuulo Sheekh Axmed Gaballe “Hadii aad keeni weysaan dadkii ka dambeeyay falkaas, aniga xilkeyga ku weynaya, anaaga shacabka xilkaan uma qaadin inaan iska fariisano oo baabuur Bulletproof ku soconno, waxana idiin sheegayaa in dad badan ay arrintan xilkooda ku weynayaan xabsina u galayaan”ayuu yiri Isloow.

Wasiirka ammaanka ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in Al Shabaab si dhiiranaan ka muuqato oo aan gabasho laheyn ay weerar uga fuliyaan degmada Xamar Weyne oo ay kuyaallaan inta badan xafiisyada dowladda iyo kuwa sirdoonka kadibna ay iyagoo nabad qaba ka tagaan goobta wuxuuna dadkii goobta ku sugnaa weydiiyay su’aalo quus muujinayay.

“Dhacdadii shalay ka dhacday Suuqa Xamar weyne ma ahan wax loo dulqaadan karo, waa lagu daba jiraa iyo waa la soo qabanaa ma ahan wax na qancineyso, anaga meeshi iskama sii joogi karno, waxaa u sheegayaa Booliska in maalinta Axada ay keenaan dadkii ka dambeeyay falkaas” Wasiirka amniga.

illaa iyo maalinta Axadda ayuu uqabtay ciidamada Booliska iyo kuwa sirdoonka in ay gacanta kusoo dhigaan raggii fuliyay weerarkii Xamar Weyne ee lagu dilay Xoghayihii guud ee Ururka ‘Haweenka Qaranka.

Dadka sida dhow ula socda hab dhaqanka saraakiisha dowladda Federaalka ayaa saadaalinaya in maalmaha soo socda ay ciidamada sirdoonka iyo kuwa booliska howlgallo raaf ah ka fulin doonaan  degmooyinka gobolka Banaadir kadibna ay saxaafadda usoo badhigi doonaan dad shacab ah oo ay ku sheegayaan in ay yihiin kuwii ka dambeeyay weerarka si ay uga badbaadaan xilka qaadis.

Xigasho Somalimemo.net

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaalad Ka Tirsan Dowlada Kenya Oo Dhaawac U Dhimatay.
Next: Weerar Ka Dhacay Degmada Wardhiigley.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada