Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Dalka Maali.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Dalka Maali.

February 25, 2021

Wararka ka imaanaya dalka Maali waxey sheegayaan in weerar culus oo khasaara xoogan dhaliyay uu ka dhacay bartamaha dalka Maali.

Weerarkaan oo isugu jira camaliyad istish haadiyo ah iyo mid ingimaasi xoog ku gal ah waxaa lagu qaaday saldhig ay deegaan ka tirsan wilaayada Mobti ee bartamaha dalka Maali ay ka sameysteen ciidamada gaalada qaramada midoobe ee duulaanka ku jooga dalkaas.

Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam wal muslimiin oo ah Mujaahidiin taabacsan mujaahidiinta al-qaacidah faraca dhulka bilaadul magribil islaam ayaa fuliyay weerarkaas lala beegsaday shisheeyaha duulaanka ku jooga dalka maali.

Camaliyadda Istish haadiyada ah ee weerarka lagu daahfuray waxaa fuliyay Al-istish haadi Cabdul Mu’min oo ah halyey ka tirsan katiibada istish haadiyiinta Mujaahidiinta Nusratul Islaam wal muslimiin waxa uuna halyeygaas gaari uu ka xeynayay la galay saldhigaasi ciidan.

Shan mujaahid oo aad u hubeysan ayaa camaliyadda kadib gudaha u galay saldhiga waxeyna raggaas toogasho ku dileen askar badan oo ka tirsan ciidamada qaramada midoobe.

Bayaan kasoo baxay Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam wal muslimiin ayna baahisay mu’assasada Az-zallaaqah ayaa lagu xaqiijiyay in weerarkaas culus dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen inka badan Soddon askari oo ah ciidamada gaalada midowday ee duulaanka ku jooga dalka Maali, Sidoo kale waxaa weerarka lagu burburiyay gaadiid fara badan iyadoona sidoo kale uu burburay dhismaha saldhiga ciidan ee la weeraray.

Sidoo kale Bayaanka ayaa lagu xaqiijiyay in Shanta Mujaahid Ingimaasiyiinta ah ee gudaha u galay saldhigaas ciidan ay dib usoo laabteen iyagoo bad qaba oo soo xasuuqay askar badan oo ah kuwa qaramada midoobe.

Mujaahidiinta Jamaacada u gargaaridda islaamka iyo muslimiinta ayaa ah mujaahidiin ka jihaada dalka maali iyo guud ahaan dalalka dariska la ah.

Sawirka hoos ka muuqda walaalka Cabdul mu’min ee camaliyadda Istish-haadiyada ah ku daahfuray weerarka ka dhacay bartamaha dalka Maali.

 

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shabaabul Mujaahidiin Oo Weerar Ka Fuliyay Gobolka Mandheera.
Next: Weeraro Lagu Dilay Saraakiil Iyo Askar Oo Ka Dhacay Dalka Pakistan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-Jumaadal-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-Jumaadal-awal-1448-Hijri.

October 27, 2026
Dhagayso Faahfaahinta Weerarkii Lagu Laayay Maleeshiyada Gurguurte Ee Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Faahfaahinta Weerarkii Lagu Laayay Maleeshiyada Gurguurte Ee Duleedka Leego.

October 27, 2026
Saraakiil Lagu Dhaawac-tiray Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Lagu Dhaawac-tiray Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

October 27, 2026

Sawirro

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.

October 26, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada