Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Lagu Dilay Saraakiil Iyo Askar Oo Ka Dhacay Dalka Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Lagu Dilay Saraakiil Iyo Askar Oo Ka Dhacay Dalka Pakistan.

February 26, 2021

Wararka ka imaanaya dalka Pakistan waxey sheegayaan in gudaha dalkaas ay ka dhaceen weeraro khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay dowladda Pakistan.

Weerarka hore oo ah dagaal toos ah waxey ciidamada Mujaahidiinta Xarakada Dhaalibaan Bakistan la beegsadeen saldhig ciidan oo xukuumada Islaama Bad ay ka sameysatay gobalka Wazirstaan ee dhaca galbeedka dalka Baakistan.

War koo ban oo kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Dhaalibaan Pakistan ayey ku xaqiijisay in weerarkaas qorsheysan ay ku dileen 13 askari oo ka tirsan ciidamada xukuumada daba dhilifka Pakistan waxeyna mu’assasada Cumar oo ah garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Xarakada Dhaalibaan Pakistan baahisay sawirada qeyb ka mid ah hubkii lagu soo ganiimeystay weerarkaas.

Howlgalka Xige waxa uu ka dhacay isla Wilaayada Waziristaan ee dhacda galbeedka Pakistan waxa uuna weerarkan yimid kadib markii ciidamada Mujaahidiinta Xarakada Dhaalibaan Pakistan dagaal culus kala hortageen kolanyo ka tirsan ciidanka xukuumada ridada Pakistan oo doonayay iney weerar kusoo qaadeen deegaano ay ku suganyihiin ciidanka Xarakada Dhaalibaan Pakistan.

Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkan dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen saddex askari oo ah ciidanka maamulka Islaama Bad.

Howlgalka Saddex-aad waxey ciidamada Mujaahidiinta Xarakada Dhaalibaan Pakistan ka fuliyeen qeybo ka mid ah wilaayada Bannu oo dhacda waqooy galbed dalka Pakistan.

Howlgalkan oo ahaa mid igtitaal ah ama dil qorsheysan waxey Mujaahidiinta xarakada Dhaalibaan Pakistan ku dileen askari ka tirsanaa booliska xukuumada Pakistan.

Weerarka Afaraad waxey ciidamada Mujaahidiinta  Xarakada Dhaalibaan Pakistan ka fuliyeen bartamaha dalka Pakistan.

Howlgalkan oo ahaa dagaal toos ah waxey ciidamada Xarakada Dhaalibaan Pakistan ku qaadeen saldhig ciidanka booliska xukuumada Ridada Pakistan ay ka sameysteen magaalada Ismaaciil khaan oo dhacda bartamaha dalkaas.

Bayaan kasoo baxay Mujaahidiinta Xarakada Dhaalibaan Pakistan ayeey ku xaqiijiyeen in weerarkaas ay ku dileen afar askari oo ahaa ciidanka booliska xukuumada Pakistan waxaana dagaalka tooska ah ee lagu qaaday saldhiga boolis barbar socday qaraxo bambaano.

Xarakada Dhaalibaan Pakistan ayaa muddooyinkii dambe sii kordhisay weerarada ka dhanka ah dowlada Pakistan oo ah dowlada camiil u ah Saliibiyiinta oo ay ugu horeysa dowladda Mareykanka.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Dalka Maali.
Next: Sarkaal Ka Tirsan Dowladda Kenya Oo Lagu Dilay Mandheere.

Related Stories

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.
  • Allposts
  • Warar

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.

August 27, 2026
Kooxda Gurguurte Oo Shacabka Muqdisho Ku Amartay Inay Xabaalaha Ka Faagtaan Ehelladooda 30 Sano Ka Hor Dhintay.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Shacabka Muqdisho Ku Amartay Inay Xabaalaha Ka Faagtaan Ehelladooda 30 Sano Ka Hor Dhintay.

August 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1448-Hijri

August 27, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada