Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Culus Oo Ka Dhacay Dalka Maali.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Culus Oo Ka Dhacay Dalka Maali.

February 1, 2019

Wararka ka imaanayo wadanka Maali oo kamid ah wadamada dhaca galbeedka Qaarada Africa ayaa sheegaya, In guuto katirsan Mujahidinta Jamacada Nusratul Islam Wal Muslimin ay weerar ku qaadeen, Saldhig military oo ay leeyihin ciidanka xukumada Mali.

Howl galkan oo lagu daah furay camaliyad Istish-haadi ah ayaa ka dhacay, mandiqada Taarinkeet oo 160Km dhanka woqooyi kaga began magalada Gawa ee dhacda bartamaha wadankaasi.

Bayaan kasoo baxay mujahidinta ayaa lagu sheegay in weerarka uu ku bilowday, qaraxa gaari lagasoo buuxiyey walxaha qarxa oo uu kaxeynayay mid ka mid ah Halyeeyada Istish-hadiyinta Jamacada Nusratul Islam Wal Muslim, wuxuuna ku dhuftay Albaabka hore ee saldhiga military-ga kadibna waxaa xerada gudaha u galay, rag mujahidin ah oo aad u hubeysan.

Mudo ku dhow 40 daqiiqo oo toos ah ayuu howl galkani ka soconayay gudaha saldhiga military-ga, Ugu danbeyna Mujahidinta ayaa isagasoo baxay iyagoo bad qaba, kadib markii ay cadawga gaarsiiyeen khasaare isugu jira mid hantiyed iyo maaliyadeed.

Tiro Askar murtadiin ah ayaa howl galkan dhimasho iyo dhaawac ku noqday, inkastoo aan la helin cadadka rasmiga ah ee askarta cadawga looga dilay weerarkan ay qaadeen Mujahidinta ka dagalama wadanka Mali.

Mu’asasada Al Zalaqa oo ah garabka warfaafineed ee Jamacada Nusratul Islam ayaa baahisay, sawirka walalkii Istish-haadiga ahaa ee weerarka daah furay, magaciisana waxa ay ku sheegtay Tamiim Al-Ansaari, alaha ka aqbale Shahaadadiisa.

Bayanka Mu’asasada ayaa lagu yiri, howl galkan wuxuu qeyb ka ahaa dagaalka ka dhanka ah Salibiyinta kusoo duulay wadanka Muslimka ah ee Mali iyo kuwa calooshood u shaqeystayaasha ah ee ka garab dagaalama, kuwaas oo xasuuq wadareedyo fool xun tiro dhowr jeer ah u geystay shacabka muslimka ah ee ku dhaqan wadanka Mali,

Howl galkan ayaa sidoo kale kamid ah, dagaalka lagula jiro ciidanka faransiiska ee hor boodaya dagaalka islaam la dirirka ah ee ka socona wadankan iyo midka ay iskusoo beheystay dowladaha Niger, Burkina Faso, Mourtania, Jaad iyo Mali, kaas oo loogu magac daray G5.

Dhanka kale isla wadanka Mali, waxaa ka dhacay weerar kale oo loo adeegsaday Qarax miino, kaas oo lala beegsaday gaari ay waten ciidanka xukumada Mali.

Weerarkan qaraxa ah ayaa ka dhacay dariiqa dheer ee isku xira tuulooyinka SAAY iyo BAA oo ka wada tirsan gobolka SIIGOO ee dhaca bartamaha wadanka, waxaana lagu burburiyey gaari kuwa ciidanka qaada ah.

Inta la xaqiijiyey Shan Askari oo ka tirsan ciidanka Maali ayaa qaraxan ku dhinta, mid kalena waxaa soo gaaray dhaawac culus, halka gaarigii la beegsadayna uu isla goobta gabi ahaanba ku burburay.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Faahfaahin Ku Aadan Qarax Ka Dhacay Duleedka Wallanweyn+Magacyo.
Next: Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Ka Dhacday Baardheere.

Related Stories

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.
  • Allposts
  • Warar

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026
Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada